Thursday, August 27, 2026

GALMUDUG

Maxaabiis katirsanyed Alshabaab oo ku xirneyd xabsi ku yaala magaalada Gaalkacyo oo xabsiga ka baxsaday

Gaalkacyo - Warar dheeraad ah ayaa kasoo waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegaya in xalay xabsi kuyaalla magaaladaasi ay ka baxsadeen xubno katirsanaa...

Qarax geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud

Ceeldheer - Wararka naga soo gaaraya degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ,ayaa sheegaya in deegaan hoostaga degmadaasi uu saakay ka dhacay qarax miino oo...

Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) oo loo doortay HOP# 18 ee Dhuusamareeb

Dhuusamareeb - Maanta waxaa magaalada Dhuusa-mareeb ka dhacday doorashadda Xildhibaan Bashiir Maxamed Jaamac oo ku caan baxay (Goobe) Wasiiru Dowlihii Howlaha Guud ee Golaha...

Maamulka Galmudug oo ka hadlay hubkii la dhacay oo gacanta ay kudhigeen Dadka reer Caabudwaaq

Caabudwaaq - Gaadiid hub tiro badan waday kana yimid dhinaca dalka Itoobiya ayaa shalay lagu weeraray deegaan duleedka ka ah degmada Caabudwaaq, waxaana hubkaasi...

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Madaxweynaha Galmudug

Dhuusamareeb - Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayo ku-simaha ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa...

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal xoogan oo dib uga qarxay bariga gobolka Mudug

Mudug - Dagaal xooggan oo u dhaxeeya Beelaha Sacad iyo Leelkase oo kasoo kala jeeda maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa saakay ka socda deegaanno...

Maamulka Galmudug Oo Balan Qaaday In Tallaabo Laga Qaadayo Dadka Colaada Gobolka Galgaduud Ka Wada

Gaalkacyo -Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in ay la xisaabtamayaan shaqsiyaadka hurinaya colaada ka taagan gobolka Galgaduud. Maamulka ayaa shaaca ka qaaday...

Axmed Cabdi Kaariye oo furay kalfadhiga 9-aad ee Golaha Wakiillada Galmudug

DHUUSOMAREEB - Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, oo ay wehliyaan madaxweyne ku xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Golaha wakiillada Mudane Maxamed Nuur...