Friday, August 28, 2026

JUBBALAND

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada baydhabo ee xarunta kmg, kgs.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo...

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa daqiiqado kahor gudaha u galay

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa daqiiqado kahor gudaha u galay degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay muddo kooxda AS maamulayeen. Ciidamada ayaa billaabay in...