Friday, August 28, 2026

PUNTLAND

Khilaafka siyaasadeed ee Puntland oo waji cusub yeeshay

GAROWE, Puntland - Puntland ayaa dhexda ka gashay khilaaf siyaasadeed cusub kadib markii madaxtooyadda iyo gudoonka baarlamaanka ay isku-maan-dhaafeen qabashadda doorashadda soo aadan. Is-mari-waaggan ayaa soo...

Puntland oo ka hor-timid wax-ka-badalka dastuurka ee ay waddo dowladda federaalka

GAROWE - Maamulka Puntland ayaa waxa uu sheegay inuu kasoo horjeedo wax-ka-badalka dastuurka oo ay waddo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay shirka...

Garowe oo looga dabaaldegay 63-sano guuradda 1-da Luulyo

GAROWE, Puntland - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kaga qayb-galay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Munaasibadda Xuska Sanad Guurada 63-aad ee kasoo...

Wararkii ugu dambeeyay xaalada caasimadda maamulka Puntland

GAROWE, Puntland - Xaalada magaaladda Garowe ayaa saaka degan wallow dhaqdhaqaaq ciidan uu ka jiro qaybo kamid ah caasimadda maamul goboleedka Puntland. Dhaqdhaqaaqa oo ka...

Maxay isku-haayaan siyaasiyiinta dagaalka ka riday magaalada Garowe?

GAROWE, Puntland - Deganaansho aan caga badan ku taagneyn ayaa maanta ka jirta caasimada Puntland ee Garowe. Ciidamadii isku-hor-fadhiyay qaybo kamid ah magaalada ayaa...

Ciidamo iska-soo-horjeeda oo xirtey jidadka magaalada Garowe

GAROWE, Puntland - Dhaqdhaqaaqyada ciidan ee iska soo horjeeda ee ka taagan magaalada Garowe ayaa sii xoogeysanaya iyadda oo laga cabsi qabo isku-dhac hubeysan. Askartan...

Ujeedada safarka Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ku aaddan dardargelinta howlgalada dib u xoreynta ah ee ka socda deegaanada Galmudug.+COD.

Stay focused and remember we design the best WordPress News and Magazine Themes. It’s the ones closest to you that want to see you...

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada baydhabo ee xarunta kmg, kgs.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo...