Thursday, August 27, 2026

SOMALILAND

Madaxweyne Biixi oo cafis u fidiyay maxaabista dambiyada fud fudud ku xukuman bilashada sanadka cusub ee Islaamka

Hargeysa - Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne uu soo saaray cafis guud ugu fidiyey maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee...

Boliiska magaalada Hargeysa oo xukun adag kuriday nin Daroowal gaari ka ahaa magaalada Hargeysa

Hargeysa - Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa xukun saddex sannadood oo xarig ah ku riday iyo ganaax lacageed oo dhan laba milyan oo shilin Somaliland...

Somaliland oo walaac xooggan ka muujisay wadahadaladda udhexeeyo Itoobiya iyo Somalia

Hargeysa  - Maamulka Somaliland ayaa ka walaacsan wadahadaladii magaalada Ankara ku dhax maray wafuud kala mataleysay dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, kuwaa oo kawada xaajoonayay...

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ballan-qaaday inay ixtiraamayaan natiijada doorashada Somaliland

Hargeysa - Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Isniintii shaaca ka qaaday in aanay xoog iyo muquunin midna...

Somaliland oo dalbatay in baaritaan lagu sameeyo jirdil loo geystay dhalinyaro lagu eedeeyay dilka khabiirka duulista

Hargeysa - Somaliland ayaa ugu baaqday hay’adaha xuquuqul insaanka iyo safaaradaha Muqdisho ku yaala inay baaritaan ku sameeyaan xariga iyo sida loola dhaqmay dhalinyaradii...

Wasiirka warfaafinta Somaliland oo baaq cabasho kadhanka DF udiray Qaramada Midoobay

Hargeysa - Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Xasan Maxamed Cali Mareexaan’ ayaa  ugu baaqay hay’adaha caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha u dooda inay ka hadlaan...

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Madaxweyne Biixi ku eedeeyay inuu abuuray khilaaf si doorasho looga baaqsado

Hargeysa - Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ay waajib tahay in lagula xisaabtamo...

Dab kadhashay koronto oo dhimasho iyo dhaawac ugeystay caruur walaalo ah oo kadhacay Hargeysa

Hargeysa - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab khasaare dhimasho iyo dhaawac gaystay oo xalay ka kacay gudaha magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland. Sidoo...