Friday, August 28, 2026

Wararka Dibadda

Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday 3 maalin oo baroordiiq ah

Addis Ababa - Dalka Itoobiya qeybo kamid ah dhawaan waxaa ka dhacday musiibo sababtay in ay dhintaan dad ka badan 256-qof , kaddib markii...

Ruto oo ‘si xun u maareeyay’ geeddi-socod nabadeed ee Nairobi ayuu yiri madaxweynaha DRC Tshisekedi

Kenya - Madaxweynaha Congo Félix Tshisekedi ayaa sheegay in dhiggiisa Kenya William Ruto uu si xun u maamulay Geedi socodka Nairobi ee nabadda dalkiisa. Waxa...

Qatar iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xiriirka labada dal

Doxa - Wasiiru dowlaha iskaashiga caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda H E Lolwah bint Rashid Al Khater ayaa la kulantay Wasiiru Dowlaha Arrimaha...

Xiriirka Ethiopia & Eritrea oo meeshii ugu xumeyd gaaray kaddib markii Ethiopia Airlines laga macnuucay dalka Eritrea

Asmara - Eritrea, ayaa amar ku bixisay in la joojiyo duulimaadyadii tagi jiray dalkaas ee shirkadda Ethiopia Airlines. Sidoo kale, intii isbadalku dhacay ee Abiye...

Dowladda Eritrea oo dalkeeda ka mamnuucday diyaarada Ethiopian Airlines

Eritrea - Dowladda Eritrea ayaa dalkeeda ka mamnuucday duulimaadyada diyaarada Ethiopian Airlines,  kaddib markii lagu eedeeyay in diyaarada ay xadgudub abaabulan kula kacday rakaabka...

Muhaajiriin ka badan 2,000 oo qof oo isugu jira dumar, rag oo doonaya in ay lug ku galaan Mareykanka

Mexico - Muhaajiriin ka badan 2,000 oo qof oo isugu jira dumar, rag iyo carruur oo si saf ah isula socda oo lugeynaya, ayaa...

Shir heer gobol iyo heer caalami ah oo ka dhacay dalka Jabuuti oo diiradda lagu saaray joojinta dagaalka Suudaan

Djibouti - Isuduwidda Ciidamada Dimuqraadiga Rayidka “Horumarka” ayaa ku dhawaaqay in dalka Jabuuti uu martigelin doono 24-ka illaa 26-ka bishan, shirar ay ku jiraan...

Tirada dadka ku dhintay musiibo ka dhacday dalka Itoobiya oo sii korortay

Addis Ababa - Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho ee ka dhashay labo dhul go’ oo Axadii iyo Isniintii ka dhacay koonfurta dalka Itoobiya, waxaana...