Monday, October 26, 2026

Arlaadi Staff

Iran, Turkiga, Pakistan iyo Sacuudiga Oo Kulan Ku Yeeshay Caasimadda Iran Ee Tehran

Kulan Afar Geesood Ah Oo U Dhexeeya Iran, Turkiga, Sacuudiga Iyo Pakistan Oo Ka Furmay Tehran Tehran, Iran – Kulan afar geesood ah oo u...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gogol Wadatashi U Fidiyay Siyaasiyiinta Mucaaradka Ah

Muqdisho, Soomaaliya — Madaxweynaha jamhuuriadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad u fidiyay qaar kamid ah siyaasiyiinta dhaliilsan nidaamka doorasho ee uu qaatay. Madaxweyne Xasan...

Madaxweynaha Iran Oo Moscow Kula Kulmaya Putin, Kana Qaybgalaya Shir Gaaska Dabiiciga ah

Tehran, Iran – Madaxweynaha Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa la filayaa inuu Isniinta fiidkii u safro magaalada Moscow ee dalka Ruushka, halkaas oo uu kaga...

Aqalka Sare Ee Algeria Oo Ansixiyay Ciidamo Loo Daabulo Niger

Algiers, Algeria - Aqalka sare ee baarlamaanka Algeria ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay in ciidamo loo diro dalka deriska la ah ee Niger. Dastuurka...

Serbia Oo Looga Dareeray Doorashada Baarlamaanka Xilli Dibadbaxyada Dalkaasi Sii Kordheen

Belgrade, Serbia – Muwaadiniinta Serbia ayaa u dareeray doorashada baarlamaanka iyadoo ay isa soo tarayaan dibad baxyada ay ardayda dalkaasi hormuudka u yihiin kuwaas...

Sacuudiga Oo Qabtay Gantaal Xuutiyiintu Ku Soo Rideen Riyadh

Riyadh, Saudi Arabia – Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ayaa sheegay inuu qabtay oo burburiyay gantaal ballistic ah oo Xuutiyiintu ku soo rideen magaalada Riyadh....

Iran Oo Qorsheysay Weerarro Lagu beegsanayso Fiilooyinka Internet-ka Ee Gacanka Carabta

Tehran, Iran – Dowladda Iran ayaa diyaarisay qorshayaal faahfaahsan oo ay ku beegsanayso fiilooyinka isgaarsiinta internet-ka ee badda hoosteeda mara, gaar ahaan kuwa ku...

Somalia’s Horseed SC defeat Egypt’s Tala’ea El-Gaish 3-2 in friendly

MOGADISHU, Somalia — Horseed SC, a football club affiliated with the Somali National Army, defeated Egypt’s Tala’ea El-Gaish SC 3-2 in a friendly match...

Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.

To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.