Tuesday, October 27, 2026

DIBADDA

Gudi Ka Socda Baarlamaanka Midowga Yurub Oo Booqday Shiinaha

Beijing, China – 12 xubnood oo kamid ah gudiga ganacsiga caalamiga ah ee baarlamaanka Midowga Yurub ee loo yaqaano (INTA) ayaa Talaadada maanta ah u amba baxay dalka Shiinaha...

UK Iyo Poland Oo Saxiixday Heshiis Difaac Oo Ay Kaga Hortagayaan Khataraha Ruushka

Warsow, Poland – Dowladaha Britain iyo Poland ayaa caasimadda Warsow ee dalka Poland ku saxiixay heshiis loogu magic daray “Warsow Plan” kaas oo labada...

Iran, Turkiga, Pakistan iyo Sacuudiga Oo Kulan Ku Yeeshay Caasimadda Iran Ee Tehran

Kulan Afar Geesood Ah Oo U Dhexeeya Iran, Turkiga, Sacuudiga Iyo Pakistan Oo Ka Furmay Tehran Tehran, Iran – Kulan afar geesood ah oo u...

Madaxweynaha Iran Oo Moscow Kula Kulmaya Putin, Kana Qaybgalaya Shir Gaaska Dabiiciga ah

Tehran, Iran – Madaxweynaha Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa la filayaa inuu Isniinta fiidkii u safro magaalada Moscow ee dalka Ruushka, halkaas oo uu kaga...

Aqalka Sare Ee Algeria Oo Ansixiyay Ciidamo Loo Daabulo Niger

Algiers, Algeria - Aqalka sare ee baarlamaanka Algeria ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay in ciidamo loo diro dalka deriska la ah ee Niger. Dastuurka...

Serbia Oo Looga Dareeray Doorashada Baarlamaanka Xilli Dibadbaxyada Dalkaasi Sii Kordheen

Belgrade, Serbia – Muwaadiniinta Serbia ayaa u dareeray doorashada baarlamaanka iyadoo ay isa soo tarayaan dibad baxyada ay ardayda dalkaasi hormuudka u yihiin kuwaas...

Sacuudiga Oo Qabtay Gantaal Xuutiyiintu Ku Soo Rideen Riyadh

Riyadh, Saudi Arabia – Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ayaa sheegay inuu qabtay oo burburiyay gantaal ballistic ah oo Xuutiyiintu ku soo rideen magaalada Riyadh....

Iran Oo Qorsheysay Weerarro Lagu beegsanayso Fiilooyinka Internet-ka Ee Gacanka Carabta

Tehran, Iran – Dowladda Iran ayaa diyaarisay qorshayaal faahfaahsan oo ay ku beegsanayso fiilooyinka isgaarsiinta internet-ka ee badda hoosteeda mara, gaar ahaan kuwa ku...

Ukraine Iyo Ruushka Oo Heshiis Xabbad-Joojin Gaaray

Kyiv, Ukraine – Ruushka iyo Ukraine ayaa ku heshiiyay xabbad-joojin laga dhaqan gelinayo magaalada Oleshky ee Ukraine, oo ay ciidamada Ruushku maamulaan, laga bilaabo...

Dagaallo Ka Dhacay Koonfurta Itoobiya Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac

Addis Ababa, Ethiopia – Dagaallo u dhexeeya bulshooyinka Soomaalida iyo Oromada ee koonfurta Itoobiya ayaa sababay in ka badan 2,000 oo qof ay u...

Weerarrada Xuutiyiinta Oo Saameeyay Aramco Iyo Garoomada Diyaaradaha Sacuudiga

Dhahran, Saudi Arabia – Shirkadda shidaalka ee Sacuudiga, Aramco, ayaa amartay in shaqaalaha laga daadgureeyo xarunteeda dhexe ee magaalada Dhahran, isla markaana ay shaqada...