Thursday, August 27, 2026

Federaalka

Gudoomiye Aadan Madoobe Oo Kulan Laqaatay Odaayyasha Dhaqanka Deegaanada Koonfurgalbeed

Muqdisho, Soomaaliya 22,Maarso, 2026:Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha dhaqanka iyo...

Madaxweynaha Koonfurgalbeed Oo Iska Casilay Kuxigeenka Xisbiga JSP Ee Madaxweyne Xasan Sheekh

Baydhabo, Soomaaliya -  Madaxweynaha Koonfurgalbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa iska casilay xilkii uukahayay xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka JSP. Iscasilaada Madaxweyne Laftagareen ayaa imaaneysa maalin kadib...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Dalka Jabuuti

Djabuti, Djabuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay...

Soomaaliya oo Dowladda Norway Waydiisay Kaalmo Dhanka Ka Hortagga Abaaraha

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Howl-galka Degdegga ah ee Qaranka (NEOC) ku qaabilay wafdi ay...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Saxiixay Dastuurka Cusub

Muqdisho, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa aqalka madaxtooyada kusaxiixay dastuurka cusub ee uu dhawaan ansixiyay baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweynaha oo ay garbihiisa taaganyihiin...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Arusha Halkaasoo Uu Kaga Qeybgalayo Meertada 25 aad Ee Shir Madaxeedka EAC

Arusha, Tanzania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaasi...

Danjiraha Soomaaliya Ee Tanzania Iyo Wakiilka EAC Oo Kaqeybgalay Shirka 59 aad Ee Golaha Wasiiradda EAC

Arusha Tanzania - Danjire Ilyaas Cali Xasan, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Tanzania isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan...

Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ucodeeyay Waxkabadalka Dastuurka

Muqdisho,Soomaaliya - Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha...