Wednesday, August 26, 2026

Wararka Gudaha

    Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Sheegtay In La Fashilayay Weerarkii Ay Soo Qaadeen Kooxihii Soo Weeraray Magaaladda Baydhabo

    Baydhabo, Soomaaliya – Ciidamo daacad u’ah madaxweynihii hore ee Koonfurgalbeed ayaa aroornimadii hore ee saakay weerar ku soo qaaday magaaladda Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfurgalbeed. Ciidamadan ayaa gudaha u soo...

    Dowladda UK oo Furtay Deeqaha Waxbarasho ee Chevening ee Sanadka 2026

    MUQDISHO – Dowladda UK ayaa Isniintii furtay codsiyada deeqaha waxbarasho ee Chevening Scholarship, iyadoo ugu baaqday xirfadlayaasha Soomaaliyeed inay ka faa’iideystaan fursadda ay ku...

    Ururka Caafimaadka Aduunka Oo Taageero U Muujiyay Garsoore Cumar Cartan

    Geneva, Switzerland - Agaasimaha Guud ee Hay’ada Cafimadka Aduunka “WHO” Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa taageero u muujiyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cartan kadib markii laga...

    Cumar Cartan Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho Kadib Xayiraadii Mareykanka

    Muqdisho, Soomaaliya - Garsooraha kubadda cagta Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho kadib markii laga hor istaagay inuu galo...

    Ra’iisulwasaarihii Hore Oo Isaga Soo Baxay Gurigii Uu Kula Dagaalamay Ciidamadda Dowladda

    Muqdisho – Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu lasocdo agaasimaha hay’adda Nanbad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahada Maxamed Salaad ayaa isaga...

    Howlgallo Amni Oo Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab

    Muqdisho, Soomaaliya - Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgallo amni oo laga fuliyay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu dilay 28 qof ka...

    Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed oo Qaabilay Wasiirrada Arrimaha Dibadda Afrika

    Seoul, Kuuriyada koonfureed | Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan rasmi...

    Jadwalka Doorashada Hoggaanka Koonfur Galbeed oo La Shaaciyay

    Baydhaba:Somaliya:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray jadwalka rasmiga ah ee doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Hoggaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sida...

    Markab Xamuul Ah Oo Lagu Qabsaday Agagaarka Xeebaha Soomaaliya

    Muqdishu, Soomaliya – Markab xamuul ah ayaa la sheegay in lagu qabsaday xeebaha Soomaaliya, kadib markii dad aan la aqoonsan ay la wareegeen maamulka...

    Guddiga Dastuurka Oo Ka Digay Wax Ka Beddel Sharci-Darro Ah, Baaqna U Diray Hay’adaha Dowladda

    Muqdisho, Soomaaliya – Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD) ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu...