Federaalka
Wasaaradda Cadaalada Soomaaliya Oo Faahfaahin Kabixisay Waxkabadalka Dastuurka
Muqdisho,Soomaaliya – Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadallo dhawaan ay jeediyeen qaar ka mid ah Xildhibaanada...
Federaalka
Golaha Wasiirada Oo Kulan Ay Yeesheen Kaga Arrinsaday Amniga, Iyo Gogosha Wadahadal ee Dowladu Ufidisay Dhinacyada Siyaasada
Muqdisho,Soomaaliya: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay amniga dalka, howlgallada socda ee ay wadaan Ciidamada...
Federaalka
Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kala Saxiixday Heshiis Difaac Iyadoo Ay Sii Kordhayaan Xiisadaha Gobolka
Doha, Qatar – Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Qatar ayaa magaaladda Doha ee dalkaas ku saxiixay heshiis iskaashi kaasoo ujeedadiisu tahay xoojinta xiriirka milatari...
Federaalka
Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho
Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar...
Federaalka
Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Oo Kahadashay Dagaal Ciidanka Dowladda Iyo Alshabaab Dhexmaray
Muqdisho, Soomaaliya - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyada Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe....
Federaalka
Xiisadda Siyaasadeed ee Dalka: Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka oo Wajahaya Go’aan Taariikhi ah.
21-kii Diseembar 2025, magaalada Kismaayo ayaa lagu soo gabagabeeyay shir ay yeesheen xubno ka tirsan mucaaradka, oo kaashanaya maamullada Puntland iyo Jubbaland. Shirkaasi kaddib...
Federaalka
Maraykanka oo Si Joogto ah u Joojiyay Gargaarkii Soomaaliya Kaddib Burburinta Bakhaar Cunto oo WFP ah.
Dowladda Maraykanka ayaa si rasmi ah u shaacisay inay si joogto ah u joojinayso gargaarkii ay siin jirtay Soomaaliya.
Tallaabadan ayaa timid kaddib markii Dowladda...
Federaalka
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Kaqeybgalay Caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Waqooyi Bari
Laascaanood, Soomaaliya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir...

