Federaalka
Maxamed Caalin: Kumuu ahaa madaxwaynihii hore Galmudug ee dhintay?
MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug, Maxamed Axmed Caalin, ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada London ee caasimadda Ingiriiska.
Alaha u naxariistee, Caalin...
Federaalka
Dabley labo ganacsato ah ku dishay magaalada Dhuusomareeb
DHUUSOMAREEB - Dabley ayaa xalay waxa ay magaalada Dhuusamareeb ku dishay labo nin oo ganacsato ahaa laguna kala magacaabayey, Sheekh Xasan Diirshe Cade Iyo...
Federaalka
Xasan Sheekh: “Waxaad ku jirtaan dagaal waafaqsan mabaadii’da Shareecada Islaamka”
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha guutooyinka Gorgor...
Federaalka
Xasan Sheekh oo abaabul ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB, Galmudug - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa kala hadlay sidii ay door...
Arimaha Bulshada
Ujeedada safarka Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ku aaddan dardargelinta howlgalada dib u xoreynta ah ee ka socda deegaanada Galmudug.+COD.
Stay focused and remember we design the best WordPress News and Magazine Themes. It’s the ones closest to you that want to see you...
Arimaha Bulshada
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada baydhabo ee xarunta kmg, kgs.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo...
Arimaha Bulshada
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa daqiiqado kahor gudaha u galay
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa daqiiqado kahor gudaha u galay degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay muddo kooxda AS maamulayeen.
Ciidamada ayaa billaabay in...
BANAADIR
Dowlada soomaaliya oo ku dhawaaqday in Al-shabaab laga saaray magaalada xarar dheere 15sano kadib.
Stay focused and remember we design the best WordPress News and Magazine Themes. It’s the ones closest to you that want to see you...

