Gudaha
Faahfaahino Lga Helayo Dagaalka Ka Dhacay Baydhabo Iyo Taliska Ciidanka Oo Ka Hadlay
Baydhabo, Soomaaliya - Ciidamo daacad u’ahaa madaxweynihii hore ee Koonfurgalbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa lagu waramayaa in aroornimadii hore ee saaka ay weerar ku soo qaadeen magaaladda Baydhabo ee xarunta...
Gudaha
Boosaaso: Soo Kabasho Dhaba iyo Rajo Mustaqbal Ifaya
Waxaa Qoray: Abdifatah Abdinur
Tan iyo markii Madaxweynaha Dowladda Puntland uu si rasmi ah u iclaamiyey dagaalka ka dhanka ah argagixisada ISIS, isla markaana...
Gudaha
Masuuliyiin Utaagan Xilka Madaxweynaha Koonfurgalbeed Oo Gaaray Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya -Â Wufuud ay hogaaminayaan madaxweynihii hore ee Koonfurgalbeed, iyo wasiirkii hore ee wasaarada maaliyadda Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Maxamed Aadan Farkeeti...
Gudaha
Golaha Mustaqbalka Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saaray Xaalada Koonfurgalbeed
Muqdisho, Soomaaliya - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysanyihiin madaxda Puntland, Jubaland iyo xubnaha Madasha Samatabixinta ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay kutaageerayaan go'aanka...
Gudaha
Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Oo Laga Soo Warinayo Magaaladda Baraawe Ee Caasimadda Maamulka Koonfur Galbeed
Baraawe, Soomaaliya -Â Xiisad siyaasadeed ayaa kataagan magaaladda Baraawe oo caasimad rasmi ah u'ah dowladgoboleedka Koonfurgalbeed, taasoo laxiriirto ciidamo loo daabulayo gudaha magaaladaas.
Xiisadan ayaa ka...
Gudaha
Koonfurgalbeed Oo Hakisay Xiriirkii Ay Lalaheyd Dowladda Federaalka
Baydhabo – Maamulka Koonfurgalbeed ayaa kudhawaaqay inuu joojiyay wadashaqeyntii uu lalahaa dowladda federaalka Soomaaliya.
Afhayeen uhadlay maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay “In Koonfur Galbeed ay...
Gudaha
Somaliland Oo Safiir Idman Udirsatay Israel
Hargeysa, Somalia – Maamulka Somaliland ayaa siidaayay magcaabista Dr Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud ee ah safiirka Somaliland uqaabilsanaan doono Israel.
Geesta kale Israel ayaa aqbashay...
Gudaha
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Hogaanka Golaha Mustaqbalka Kusoo Dhaweeyay Madaxtooyada
Muqdisho, Soomaaliya ‑ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka, kuwaasi oo soo...
Gudaha
Koofurgalbeed Oo Kahadashay Dagaalkii Kadhacay Baydhabo, Iyo Sababta Kadambeysa
Baydhabo, Soomaaliya : — Madaxweynaha Koofurgalbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo kahadlay masjid uu ku oogay salaadii Jimcaha ayaa kunuuxnuuxsaday dagaalkii kadhacay magaalada Baydhabo...
Gudaha
Shirkadda Hormuud Oo Kahadashay Burburin Loogeystay Mid Kamid Ah Xarumeheeda Jubada Hoose
Muqdisho, Soomaaliya – Shirkada isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa kahadashay burburin ay sheegtay inay geysteen ciidanka Kenya ee nabad ilaalinta ujooga Soomaaliya.
Sida ay Shirkadu Sheegtay;...
Gudaha
Madaxweynaha Koofur Galbeed Oo Aan Qeyb Ka Ahayn Madaxda Kaqeyb Galeysa Caleemasaarka Madaxda Waqooyi Bari
Baydhabo, Soomaaliya – Madaxweynaha Maamulka Koofurgalbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaan qeyb ka ahayn waftiga gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaasoo lagu...

