Thursday, August 27, 2026

PUNTLAND

Puntland oo shaacisay in ay qabatay mid kamid ah raggii afduubtay markabka MV Abdullah

MUQDISHO - Laamaha ammaanka Puntland ayaa shaaciyey in ay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah raggii afduubtay Markabkii MV Abdullah ee laga leeyahay dalka...

Boliiska magaalada Boosaaso oo gacanta kusoo Ninkii dilay Guddoomiye kuxigeenkii maaliyada ee Jaamacada Bariga Africa

Boosaaso - Ciidamada booliiska  Puntland ayaa saakay oo Khamiis ah gacanta kusoo dhigay gacankudhiigle Maxamed Abshir Muuse (Bootaan), oo 29-kii bishii July magaalada Boosaaso...

Laamah ammniga magaalada Boosaaso oo howlgalo ay sameeyeen kusoo qab qabtay Hub farabadan

Boosaaso - Laamaha amniga Puntland ee magaalada Boosaaso oo xalay hawlgal ciidan ka sameeyay magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay hubkii ugu badnaa iyo...

Haweeney dil argagax leh ugeysatay wiil ay Sodoh u aheyd oo gabadheeda qabay

Bosaaso - Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaa ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii haweeneyn magaaladaasi kunool dil u geesatay...

Gadiid badan oo uu leeyahay maamulka Puntland oo qaarkood la dhacay qaar kalana lagu raad joogo so qabashadooda

Garoowe  - Masuuliyiin kala duwan oo katirsanaa hay’adaha kala duwan ee  maamulka Puntland lagana qaaday xilalkii ay horey u hayeen ayaa lagu soo waramayaa...

Markab nooca dagaalka ah oo ay leeyihiin Midowga Yurub oo kusoo xirtay xeebta magaalada Boosaaso

Bosaaso  - Markab nuuca dagaalka ah oo leeyihiin ciidamada Midowga Yurub, gaar ahaan kuwa u xilsaaran howlgallada  ilaalada badda Soomaaliya, ayaa soo gaaray meel...

Ciidanka boliiska Puntland oo gacanta kusoo dhigay shabakad ka shaqeyneesay tahriibinta dhalinyarada

Garoowe - Ciidanka Booliska Puntland iyo Booliska Dowlad degaanka Soomaalida DDS oo is kaashanaya ayaa gacanta ku dhigay shabakad ka shaqayneysay Tahriibinta Dhalinyarada. Sidoo kale,...

Itoobiyaanka kusugan magaalada Garoowe iyo deegannadeeda oo walaac xooggan lasoo darsay & raaf ka socodo Garoowe

Garoowe - Maamulka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa dhawaan amar ku bixiyay in magaalada isaga baxaan muwaadiniinta Itoobiyaanka ah, gaar ahaan kuwa  sida...