Thursday, August 27, 2026

SOMALILAND

Wararkii Ugu Dambeeyey Xaalada Boorama,

Waxaa maalmihii aan soo dhaafnay ay rabshado iyo shaqaqooyiin ka socdeen magalada Borama ee xarunta gobolka Awdal. Booliiska iyo dad shacab ah oo dibadbax dhiagayay ayaa isku dhacay, waxaan ka...

Wafti uu hogaaminaayo Madaxweyne Cirro oo nabadayn ugu sugan Ceerigaabo.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa gelinkii dambe ee shalay gaarey Magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Ujeedada safarka Madaxweynaha...

Madaxwayne Cabdiraxmaan Ciro Oo Qaabilay Wadfdi Sarre Ka Socday Mareykanka

HARGEYSA, Somaliland - Wafdi saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Mareykanka ayaa maanta booqday Magaalada Hargeysa, halkaasi oo ay kulan kula yeesheen Madaxweynaha Somaliland,...

Dowladda Soomaaliya oo SSC-Khaatumo kala wareegtay maxaabiis dagaal

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa Muqdisho kasoo dejisay 25 maxbuus uu maamulka SSC-Khaatumo ku wareejiyay  Xukuumadda Federaalka kadib socdaalkii Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre...

IOM Somalia Chief Holds Talks with Somaliland Foreign Minister in Hargeisa

HARGEISA, Somaliland – The Chief of the International Organization for Migration (IOM) in Somalia, Manuel Marques Pereira, met with Somaliland’s Foreign Minister, Dr. Abdirahman...

Madaxweynaha Somaliland oo booqasho rasmi ah ugu baxay dalka Isku-taga Imaaraadka Carabta

HARGEYSA, Somaliland - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ugu baxay dalka Isku-taga Imaaraadka Carabta. Dawlada Imaraadka...

Somaliland oo diyaar u ah Wada-hadal in ay ku Furato Maxaabiistii Laas-Caanood

Hrgeysa - Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay inay ka wadahadlaan masiirka maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii Laascaanood. Wadahadalladan ayaa ku soo beegmaya...

Somaliland oo laba jibaartay Is-afgaradkii Itoobiya inkastoo Dowlada soomaaliya ay ka soo horjeesteen

Hargeysa - Somaliland waxa ay laba jibaartay ballan qaadkeedii ahaa in Itoobiya heshiis is-afgarad ah oo muran badan ka taagan yahay, una ballan qaaday...

Maamulka Somaliland oo baaq ka dhan ah DF udirtay beesha caalamka

Hargeysa - War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta maamulka Somaliland , ayaa looga hadlay hubkii dhawaan maleeshiyaadka deegaanka  Caabud-waaq kula wareegeen. Sidoo kale, maamulka Somaliland warka...

Feysal Cali Waraabe oo baaq ka dhan ah dowladda Somali udiray Qaramada Midoobay

Hargeisa - Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee deegaannada maamulka Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in khalad weyn ay aheyd in dowladda Soomaaliya laga...

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Ku Baaqay In Xilka Laga Qaado Xildhibaan Maxamed Abiib

Hargeysa - Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland ayaa ku baaqay in xilka laga xayuubiyo Xildhibaan Maxamed Abiib, isagoo ku eedeeyay inuu la kulmay...