Friday, August 28, 2026

Wararka Dibadda

Madaxweyne Ruto oo markale Aaden Ducaale ka qaaday xilka wasiirka Difaaca Kenya una magacaabay Wasiirka deegaanka iyo isbedelka Cimilada

Nairobi - Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto ayaa isbeddel ku sameeyay golaha wasiirrada ee uu dhowaan magacaabay. Sidoo kale, Wuxuu isku beddelay Wasiirka Difaaca Aadan...

Joe Biden oo soo xushay Kamala Harris oo u ah kuxigeen in ay ku matasho doorashada soo socoto ee Mareykanka

New York  - Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa shalay ku dhawaaqay in uu isaga haray tartanka doorashada Madaxweynaha , xilli muddooyinkii dambe uu...

Soomaalida kunool dalka Mareykanka ee aan sharciga wadanka heysanin oo muddo kordhin loo sameeyey

New York - Dowladda Mareykanka ayaa muddo kordhin sannad ka badan u sameesay Soomaali si sharcidarro ah ku joogtay dalka Mareykanka, kuwaa oo hadda...

Maxaa kasoo kordhay ciladdii adeega interneyd dunida oo saacado badan hawada ka maqna

New York - Saacado kadib Waxaa dib u soo laabtay adeegyada dhanka online-ka ee dunida, kaddib marki ay cillad farsamo oo baaxad-weyn ku dhacday...

Xuutiyiinta oo magaalada Tel Aviv ka geystay weeraro loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha laheyn

Tel Aviv - Weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliye lahayn ayaa ka dhacay bartamaha Tel Aviv, saacadihii hore ee saaka, kaasoo xilli hore lagu...

Banaanbaxyo rabshado watay oo ka dhacay dalka Bangladesh kaas oo khasaare dhaliyay

Bangldesh - Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay Khamiitii shalay, kaddib marki ay isku dhaceen kumannaan arday ah oo ku hubeysnaa ulo iyo...

Hakad ku yimid barnaamijka Microsoft oo saameeyay ganacsiga iyo duulimaadka caalamka

MUQDISHO - Hakad baahsan oo ku yimid shaqada barnaamijka Microsoft ayaa Jimcaha maanta ah saameyn ku yeeshay guud ahaan duulimaadyadii, bangiyada, iyo xarumaha warbaahinta guud...

Pakistan oo dacwo cawasho ah ka gudbisay xukuumadda maamulka Taalibaan ee Afgaanistaan

Pakistan - Pakistan ayaa Arbacadii cabasho rasmi ah u gudbisay xukuumadda Taalibaan ee Afgaanistaan ka dib weerar ay dhowaan kooxo xagjir ahi ay ku...