MUQDISHO, Soomaaliya – Gudoomiyihii xore gobolka hiiran cali jeyte oo lo magacabey Qeybsanaha Xafiiska Madaxweynaha ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweynaha ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda).
Cali Jeyte ayaa soo noqday guddoomiyaha gobolka Hiiraan waxaana lagu xasuustaa hoggaaminta gulufkii cuslaa ee dadka gobolka Hiiraan Khawaarijta kaga xoreysteen inta badan dhulkii gobolkaas ay ka joogtay

