Home DIBADDA Gudigga maadaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wadatashi ah la yeeshay...

Gudigga maadaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wadatashi ah la yeeshay Haweenka Soomaaliyeed .

0

Gudigga maadaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha oo kulan wadatashi ah la yeeshay Haweenka Soomaaliyeed waxana uu ahaa kulan diirrada lagu saaray sidii Haweenku qeyb weyn uga qaadan lahayeen wacyi gelinta Doorashada tooska ah ee qof iyo cod ee dalka ka dhici doonta

Xubnaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa Haweenka ay la kulmeen ka dhegaystay talooyin ay u soo jeediyeen iyaga oo balan qaaday in markasta u baahanyihiin talooyinka Haween weynaha Soomaaliyeed

Gudigga maadaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa dhankooda balan qaaday in ay joogtayn donaan kulamada noocan oo kale markasta ay la tashan donaan Haweenka Soomaaliyeed si loo sii anba qaado in ay dalka ka dhacdo Doorasho dad weyne

 

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version