DIBADDA
Daadad Iyo Dhul-go’ Ka Dhacay Xadka Nepal iyo Tibet Oo Dhimasho Sababay
Kathmandu, Nepal - Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay daad xooggan oo ka dhashay dhul-go’ ka dhacay xadka Nepal iyo Tibet ee Shiinaha, halka boqolaal qof oo dalxiisayaal...
DIBADDA
Trump Oo Congress U Gudbiyay Heshiiska Nukliyeerka Ee Sacuudiga
Washington, US - Madaxweyne Donald Trump ayaa Congress-ka Mareykanka u gudbiyay heshiis la xiriira tamarta nukliyeerka rayidka ah ee Sacuudiga, iyadoo dowladda Mareykanka ay...
DIBADDA
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Iran Iyo Oman Oo Ka Wadahadlay Xiriirka Labada Dal Iyo Horumarka Gobolka
Tehran, Iran – Wasiiradda arrimaha dibadda Iran iyo Oman Abbas Araghchi iyo Badr Al Busaidi ayaa Talaadada aanta ah ku kulmay caasimadda Iran ee...
DIBADDA
Madaxtooyada Ruushka Oo Britain Ku Eedeysay Taageerada Ukraine
Moscow, Ruushka - Madaxtooyada Ruushka ayaa Isniintii Britain ku eedeysay inay si toos ah uga qeyb qaadanayso dagaalka Ukraine, iyadoo garab taagan Kyiv. Afhayeenka...
DIBADDA
Cod Bixinta Doorashadii Ugu Horeesay ee Sharci Dajinta Kazakhstan Oo La Soo Gabagabeeyay
Kazakhstan - Codbixinta doorashadii ugu horreysay ee Kazakhstan ee sharci-dejinta cusub ee 145-ka kursi ah, Kurultai, ayaa la soo gabagabeeyay Axada maanta ah saacadda...
DIBADDA
Madaxweynaha Iran Oo Ka Hadlay Dagaalka Dhaqaale Iyo Milatari
Tehran, Iran - Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian ayaa sheegay in dalkiisu ku jiro waxa uu ku tilmaamay dagaal buuxa oo dhinacyada dhaqaalaha, militariga iyo...
DIBADDA
Congo Oo Heshay Tallaalkii Ugu Horreeyay Ee Ebola Kadib Kumannaan Dhimasho Ah
Kinshasa, Congo - Kadib markii cudurka Ebola uu dilay in ka badan 2,500 qof dalka Congo, dowladda ayaa heshay qaybtii ugu horreysay oo ka...
DIBADDA
Iran Oo Sheegtay In Cunaqabateynta Cusub Ee Mareykanka Ay Fashilmi Doonto
Tehran, Iran - Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Abbas Araghchi ayaa sheegay in cunaqabateynta dhaqaale ee cusub ee Mareykanka lagu soo rogo Iran ay fashilmi...
DIBADDA
Denmark Oo Garab Istaag Buuxa U Muujisay Maxkamadda Dambiyadda Caalamiga ah Kadib Cunaqabateyn Cusub Oo Mareykanku Saaray
Denmark Oo Garab Istaag Buuxa U Muujisay Maxkamadda Dambiyadda Caalamiga ah Kadib Cunaqabateyn Cusub Oo Mareykanku Saaray
Copenhagen, Denmark - Wasiirka arrimaha dibadda Denmark ayaa...
DIBADDA
Soomaaliya Oo Cadeesay Mowqifkeeda Qadiyadda Qubrus
Muqdisho – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka cadeysay mowqifkeeda ku aadan dalka Qubrus, bayaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa na lagu xusay...
DIBADDA
Wasaaradda Difaaca Turkiga Oo Ka Hadashay Duqeyntii Israel Ee Saldhiga Ciidanka Cirka Syria
Ankara, Turkey – Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa Khamiista maanta ah sheegtay inaanu jirin wafti ka dagayay ama ku sugnaa saldhiga ciidanka cirka Syria ee...

