Friday, August 28, 2026

Maraykanka oo Shiinaha kala hadlaya joojinta dagaalka Ruushka iyo Ukrain

Share

Washington US: Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo bandhigay kalsoonida uu ku qabo madaxweynaha Shiina Xi Jinping  inuu kala hadlo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin joojinta dagaalka Ukrain isagoo xusay in Xi uu kala hadli karo Putin

Trump ayaa todobaadka soo socda safar kukala bixin doono dalalka Maysia , Japan iyo Koofurta Kuuriya waxa uu intaa kudaray inuu lakulmidoono Xi Jinping waxa uuna yidhi

Waxaan yeelan doonaa kulan aad u dheer oo la qorsheeyay, Waxaan ka shaqayn karnaa su’aalo badan oo naquseeya iyo hantidayada baaxadda leh anaga oo wadajira”

 Shirka Iskaashiga Dhaqaalaha Aasiya ee APEC ayaa la filayaa in Khamiista todobaadka soo socda uu kafurmo magaaladda Gyeongju ee Koofur Kuuriya halkaas oo lafilayo inay madaxdaan kukulmaan.

Read more

Local News