Wednesday, October 21, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Oo La Kulmay Madaxweynaha Golaha Guud Ee Qaramada Midoobey

Share

New York, US – Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa la kulmay madaxweynaha meertada 81 aad ee kulanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey Khalilur Rahman.

Hakan Fidan ayaa sidoo kale qaabilay ergeyga Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobey Michael Waltz sida ay ku warantay wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga.

Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga ayaa ergeyga Mareykanka ee Qaramada Midoobey ku qaabilay guriga Aqalka Turkiga ee New York.

Kulankan ayaa bar bar socday kulanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.

Read more

Local News