Thursday, August 27, 2026

Aragtida

Beyond the Battlefield: Somalia and the IMCTC Strengthen the Information Fight Against Terrorism

By Hanad Mohamed Hussein Forty Somali journalists, media professionals and social media influencers have completed four days of specialised training in Mogadishu aimed at strengthening Somalia's response to terrorist propaganda...

Xaaladda KoonfurGalbeed iyo Xalkeeda.

Xaaladda KoonfurGalbeed iyo Xalkeeda: KoonfurGalbeed waxay wajahaysaa xaalad adag oo ah bur-bur ku yimid nidaamkii iyo kala dambeyntii guud taas oo meesha ka saartay jirtaankii...

MAQAAL: Galaangalka Daahfurka Biyo-xireenka Itoobiya Ku Yeeshay Siyaasadda Soomaaliya

Waxaa qoray: Ahmed Abdihadi Dadaal uu Madaxweyne Xasan doonayay inuu kula kulmo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe, ka hor inta uusan tegin Shirka Qaramada Midoobay, ayaa...

MAQAAL: “Gacanta Aad Goyn-weydo Waa La Dhunkadaa” – Wasiirka Warfaafinta Jubaland

Farriin Furan Mudane Ra’iisul Wasaare, Salaan sharaf iyo qaddarin ka dib, farriintan furan waxay jawaab iyo falcelin toos ah u tahay hadalkii aad xalay jeedisay....

Jabuuti: Dal tusaale ah iyo dowladnimo – Prof. Ibraahim Faarax Bursaliid

MUQDISHO - Xisadihii taariikhda ee dugsigii hoose, dhexe waxa ay isoo xusuusiyeen Jabuuti, Xeebta Soomaalida. Waxa aan maalin dhoweyd baraha bulshada ka akhriyey maqaallo...