Wednesday, August 26, 2026

Editor's Picks

Shirkii Udhexeeyay Dowladda Iyo Mucaaradka Oo Baaqday, Iyo Mucaaradka Oo Ka Hadlay Dhacdadii Lagu Celiyay Diyaaradihii Ciidan

Muqdisho, Soomaaliya – Shirkii udhexeeyay dowlada federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta baaqday, kagadaal markii dowladda...

Turkiga Oo Soomaaliya Soo Gaarsiiyay Diyaaradaha F-16 ka Xili Uu Xumaaday Xiriirka Soomaaliya Iyo UAE

Muqdisho, Soomaaliya — Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Turkiga uu Soomaaliya gaarsiisay diyaarado dagaal oo nooca F-16 ah, taas oo ku soo beegantay booqashada...

Dowladda Soomaaliya Oo Kumashquulsan Waxkabadalka Dastuurka Xilli Uu Gabaabsi Yahay Muddo Xileedka Hay’addaha Dowladda

Muqdisho, Soomaaliya - Shir jaraa'id oo ay wadajir uqabteen gudiyada joogtada ah ee golaha shacabka ayaa sheegay inay qaadaceen fadhigii maanta ee gudiyada golaha...

Soomaaliya Oo Dadaal Ugu Jirta Sidii Ay Uxalin Lahayd Xaalada Siyaasadeed Ee Soo Korortay

Muqdisho, Soomaaliya- Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ugu jirta sidii ay u xalin xasarada siyaasadeed ee kasoo cusboonaatay dalka kadib markii maalinimadii shalay, ay...

Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Golayaasha Deegaanka Gobolka Banaadir

Muqdisho, Soomaaliya- Doorashada golayaasha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa inay maalinka bari ah oo Khamiis ah kaqabsoonto magaaladda Muqdisho. Doorashadaan ayaa ah mid...

Mucaaradka Soomaaliya Oo Madaxweyne Xasan Sh Ugu Baaqay Inuu Wadahadal Kufuro Muddo Bil Gudeheed Ah

Kismaayo, Soomaaliya- Shirka Aaya katashiga Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay kasocday magaaladda Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubaland ayaa soo gabagaboobay iyadoo laga soosaaray...

Somalia PM Reshuffles Cabinet Amid Pressure Over 2026 Election Format

MOGADISHU, Somalia - Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday carried out a targeted cabinet shake-up, removing two senior ministers and naming new appointees in...

OPINION: Impacts of Somalia’s Debt Relief Process and the Herald for New Loans

By Mohamed Abdirahman Dhabancad Since the year 2016, the Federal Government of Somalia in support with International Financial Institutions and Governments has carried out relentless...