Wednesday, October 21, 2026

Editor's Picks

Isku Soo Bax Balaaran Oo Lagu Taageerayay Dowladda Turkiga Oo Ka Dhacay Koonfurgalbeed

Baydhabo, Soomaaliya – Banaanbax balaaran oo uu soo abaabulay maamulka Koonfurgalbeed ayaa ka dhacay qaar kamid ah degmooyinka dowlad goboleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya. Banaanbaxaan ayaa ahaa mid taageero loogu muujinayay dowladda...

Taliyihii Hore ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Oo Xalay Lagu Duqeeyay Hoygiisa Degmada Doolow

Doolow, Soomaaliya – Taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan Aadan oo loo garan ogyahay taliye Shub ayaa saqbarkii xalay...

Loolanka Loogu Jiro Hanashada Kursiga Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Sii Xoogeystay

Muqdisho - Loolanka u dhexeeya mudanayaasha u tartamaya kursiga gudoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sii xoogeystay xilli maalinimadii shalay uu si rasmi...

Maraakiibta Dagaalka Turkiga Oo Howlgalo Ka Wada Xeebaha Soomaaliya

SOOMAALIYA - Maraakiibta ciidamadda badda Turkiga ayaa sii wada inay ilaaliyaan markab kuwa shidaalka qoda ah oo ka howlgala Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda...

Caleema Saarka Hogaamiyaha Koonfurgalbeed Oo Ka Socota Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Magaaladda Baydhabo ee caasimadda kumeelgaarka Koonfurgalbeed ayaa waxaa ka socdo munaasabad lagu caleema saarayo hogaamiyaha cusub ee maamulka Sheekh Aadan Maxamed...

Soomaaliya Oo U Dabaal Dagtay Sanadguuradda Lix Iyo Lixdanaad Ee Kasoo Wareegtay Midowgii Koonfurta Iyo Waqooyiga

MUQDISHO, SOOMAALIYA – Munaasabadda sanad guurada 66 aad ee kasoo wareegtay xornimadii gobolada Koonfureed iyo midowgii labada gobol ee Waqooyiga iyo Koonfurta Soomaaliya oo...

Somalia’s South West State elects Aadan Madobe as new president

BAIDOA- Somalia’s House of the People Speaker, Aadan Mohamed Nur (Aadan Madobe), has been elected president of South West State after securing an overwhelming...

Koonfurgalbeed Oo Hogaamiye Cusub U Dooratay Aadan Madoobe

Baydhabo, Soomaaliya – Doorashada hogaamiyaha maamulka Koonfurgalbeed oo maanta ka qabsoontay madaxtooyada magaaladda Baydhabo, doorashadaan oo aheyd mid si weyn isha loogu hayay ayaa...

Loolanka Doorashada Koonfurgalbeed Oo Maraya Meel Xasaasi Ah

Baydhabo, Soomaaliya – Waxaa maalinka barri ah loo madlanyahay qabsoomida doorashada madaxweynaha maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya. Doorashadaan oo ah mid ay ku loolamayaan saddex murashax ayaa...

Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Siyaasadeed Ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Dalalka Soomaaliya ka taageera dhaqaalaha oo ay ugu horeeyaan midowga Yurub ayaa soo saaray bayaan wadajir ah kaas oo ay walaac...

Mucaaradka Oo Markale Ku Baaqay Banaanbax Balaaran Oo Ka Dhan Ah Xukuumadda Madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Qaar katirsan xubnaha kasoo horjeeda xukunka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta kulanka degdeg ah ku yeeshay magaaladda Muqdisho ayaa markale...