Wararka Gudaha
Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Sheegtay In La Fashilayay Weerarkii Ay Soo Qaadeen Kooxihii Soo Weeraray Magaaladda Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Ciidamo daacad u’ah madaxweynihii hore ee Koonfurgalbeed ayaa aroornimadii hore ee saakay weerar ku soo qaaday magaaladda Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfurgalbeed.
Ciidamadan ayaa gudaha u soo...
Federaalka
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Magaaladda Cadaado
Cadaado, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku jooga dowlad goboleedka Galmudug ayaa gaaray magaaladda Cadaado ee gobolka Galgaduud halkaas...
Federaalka
Madaxweynaha Soomaaliya Oo U Socdaalay Caasimadda Galmudug Xilli Puntland Dirtay Hanjabaad Laxiriirta Socdaalkiisa Gaalkacyo
Dhuusamareeb, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u caraabay caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen hogaamiyaha maamulka Galmudug...
Federaalka
Gudoomiyaha La Doortay Ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Xilka La Wareegay
Muqdisho – Gudoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa si rasmi ah maanta ula wareegay xilkan oo loo...
Federaalka
Cabduqaadir Maxmed Nuur Oo Loo Doortay Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka
Muqdisho – Xildhibaan Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa si rasmi ah loogu doortay gudoomiyaha baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya kadib doorasho ka dhacday xarunta gudiyada...
Federaalka
Golaha Shacabka Oo Barri Dooranaya Gudoomiye Cusub Iyadoo Mucaaradku Muujinayaan Diidmo Ka Dhan Ah
Muqdisho, Soomaaliya – Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lafilayaa in maalink abarrito ah yeeshaan kalfadhi ay ku dooranayaan gudoomiyaha cusub ee golaha oo...
Wararka Gudaha
Dowladda UK oo Furtay Deeqaha Waxbarasho ee Chevening ee Sanadka 2026
MUQDISHO – Dowladda UK ayaa Isniintii furtay codsiyada deeqaha waxbarasho ee Chevening Scholarship, iyadoo ugu baaqday xirfadlayaasha Soomaaliyeed inay ka faa’iideystaan fursadda ay ku...
Federaalka
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen Jibriil Cabdirashiid Oo Dib U Celiyay Baasa Boorka Kenya
Muqdisho – Ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta dib u celiyay Baasa Boorka dalka Kenya.
Ra’iisul wasaare...
Federaalka
Soomaaliya Iyo Kenya Oo Kawadahadlay Arrimaha Socdaalka Labada Dal Xilli Masuuliyiin Laga Soo Celiyay Dalkaas
Addis Ababa, Ethiopia – Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay oo kusugan magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay...
Federaalka
Furitaanka Kalfadhiga Sideedaad Ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo La Shaaciyay
Muqdisho, Soomaaliya – Furitaanka kalfadhiga 8 aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa loo asteeyay inuu qabsoomo 01 da bisha August.
War qoraal ah oo lagu...
Federaalka
Soomaaliya Oo Calanka Hoos U Dhigtay Geerida Amiirkii Hore Ee Qatar Darteed
Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Calanka Soomaaliya hoos u dhigtay sadex maalmood oo ay soconeyso baroordiiqda geerida amiirkii hore ee dalka Qatar...

