Thursday, August 27, 2026

Federaalka

Gudoomiyaha Aqalka Sare Iyo Kuxigeenkiisa Oo Shirgudoomiyay Kalfadhi Looga Dooday Dhowr Ajande

Muqdiso, Soomaaliya - Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehelinayo Guddoomiye Ku xigeenka koowaad Cali Shacbaan Ibraahim,...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Boqolaal Shacab Ah Salaada Jimce Kula Oogay Masjidka Abuu Hureyra Ee Suuqa Bakaaraha

Muqdisho, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Golaha Wasiirada, qaar ka mid ah Taliyeyaasha...

Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Baaraysa Dhaqdhaqaaqa La Xiriira Siyaasiga Baxsadka ah Ee Reer Yaman

Muqdisho, Soomaaliya – Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowlada federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay kubaahisay barta Facebook kaga hadashay warar kusaabsanaa in Hogaamiyaha gooni ugoosatada...

Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Booqashadii Wasiirka Arrimaha Dibadda Isra’il

Muqdisho, Soomaaliya-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay booqashadii uu maanta kutagay magaalada Hargeysa wasiirka arrimaha dibadda Isra’il Gedion Sa’ar iyo masuuliyiin kale oo kuwehliyay socdaalka...

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Oo Soo Xiray Madasha Aragti Wadaaga Heritage

Dhuusamareeb, Soomaaliya:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray shirka Mac-hadka Heritage ee ka socday magaalada Dhuusamareeb. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

Soomaaliya Oo Qabatay Shir gudoonka Golaha Qaramada Midoobey

New York, USA- Soomaaliya ayaa hadda noqotay Guddoomiyaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, taas oo calaamad u ah guul diblomaasiyadeed oo muhiim u ah...

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Oo Qaabilay Safiirka Shiinaha

Muqdisho, Soomaaliya— Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Wang Yu,...

Madaxweynayaasha Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Qabtay Shir Jaraa’id

Istanbul, Turkey:- Madaxweynayaasha dalalka Turkiga iyo Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Recep Tayyip Erdogan oo yeeshay kulamo muhiim u’ah danaha labada dal ayaa maqribnimada...