Thursday, August 27, 2026

Federaalka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Xafiiskiisa Kuqaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya Ee Soomaaliya

Muqdisho,Soomaaliya-: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan mira-dhal ah kula qaatay Safiirka Boqortooyada...

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay Dhismaha Guddiga Xuquuqul Insaanka

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh...

Saameynta Deyn-cafiska Soomaaliya iyo Gogol-xaarka in deymo cusub la qaato

Waxaa qoray: Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Dadaalo inta badan soo bilowday 2016 ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa dowlado iyo hay’ado caalami ah waxay baadi goob...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya- Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Qatar u fadhiya...

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Oo Hambalyeeyay Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Duulista Rayidka

Muqdisho, Soomaaliya- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay bulshada Soomaaliyeed iyo bahda duulista dalka xuska Maalinta Caalamiga ah ee...

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Kuqaabilay Safiirka Qatar

Muqdisho, Soomaaliya- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Dr. Cabdullaahi Bin Saalim...

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta

Muqdisho, Soomaaliya Sabti- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta u qaabilsan...

Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay qalalaasahii rabshadaha watay ee ka dhacay Magaalada Boorama.

Warsaxaafadeed ka soo baxay dowlada ayaa lagu yiri"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka xun tahay qalalaasahii rabshadaha watay ee ka dhacay Gobolka Awdal,...