Wednesday, August 26, 2026

Federaalka

Ururka Caafimaadka Aduunka Oo Taageero U Muujiyay Garsoore Cumar Cartan

Geneva, Switzerland - Agaasimaha Guud ee Hay’ada Cafimadka Aduunka “WHO” Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa taageero u muujiyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cartan kadib markii laga...

Cumar Cartan Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho Kadib Xayiraadii Mareykanka

Muqdisho, Soomaaliya - Garsooraha kubadda cagta Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho kadib markii laga hor istaagay inuu galo...

Ra’iisulwasaarihii Hore Oo Isaga Soo Baxay Gurigii Uu Kula Dagaalamay Ciidamadda Dowladda

Muqdisho – Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu lasocdo agaasimaha hay’adda Nanbad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahada Maxamed Salaad ayaa isaga...

Ciidamadda Dowladda Soomaaliya Iyo Kuwo Ilaalo U’Ah Mucaaradka Oo Tacshiirad Isku Weydaarsaday Muqdisho

MUQDISHO – Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo ciidamo daacad u’ah ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre ayaa galabta is weydaarsaday rasaas tacshiirad ah. Weerarka...

Howlgallo Amni Oo Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab

Muqdisho, Soomaaliya - Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgallo amni oo laga fuliyay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu dilay 28 qof ka...

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed oo Qaabilay Wasiirrada Arrimaha Dibadda Afrika

Seoul, Kuuriyada koonfureed | Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan rasmi...

Jadwalka Doorashada Hoggaanka Koonfur Galbeed oo La Shaaciyay

Baydhaba:Somaliya:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray jadwalka rasmiga ah ee doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Hoggaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sida...