Wararka Gudaha
Markab Xamuul Ah Oo Lagu Qabsaday Agagaarka Xeebaha Soomaaliya
Muqdishu, Soomaliya – Markab xamuul ah ayaa la sheegay in lagu qabsaday xeebaha Soomaaliya, kadib markii dad aan la aqoonsan ay la wareegeen maamulka...
Federaalka
𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐞𝐞𝐥-𝐦𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐥𝐦𝐞𝐞𝐥
Muqdisho, Soomaaliya: - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Federaalka
Guddiga Dastuurka Oo Ka Digay Wax Ka Beddel Sharci-Darro Ah, Baaqna U Diray Hay’adaha Dowladda
Muqdisho, Soomaaliya – Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD) ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu...
Wararka Gudaha
17 Dal Oo Cambaareeyay Go’aanka Israa’iil Ee Magacaabista Safiir Waqooyiga Soomaaliya
Somalia - 17 Dal, oo ay ku jirto Soomaliya, Pakistan, Sacuudi Carabiya, Masar, Suudaan, Liibiya, Bangladesh, Aljeeriya, Falastiin, Turkiga, Indonesia, Qadar, Yaman, Moritaniya, Jordan,...
Federaalka
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Dalka Turkiga Uga Qeyb Galay Madasha Antalya Diplomacy Forum
Antalya, Turkey – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblomaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga, taas oo ay...
Wararka Gudaha
Masuuliyiin Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Gaaray Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya - Masuuliyiin katirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo gudoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa gaaray gaaray magaaladda Baydhabo ee...
Wararka Gudaha
Dowladda Soomaaliya Oo Xilkii Kaqaaday Taliyaha Ciidanka Asluubta Midkalana Magacowday
Muqdisho, Soomaaliya - Fadhigii Todobaadlaha ahaa ee golaha wasiirada Soomaliya maanta yeesheen kaas oo uu shir gudoominayay ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xilkii...
Wararka Gudaha
Xoghayihii Xisbiga JSP Oo Iscasilay, Iyadoo Ay Sii Kordhayaan Xubnaha Kabaxaya Xisbigaas
Muqdisho, Soomaaliya – Xoghayihii xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka JSP xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa si rasmi ah isaga casilay xilkii uu kahayay xisbiga...

