Federaalka
Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maalinka Barri Ah Umadlan Ansixinta Dhameystirka Waxkabadalka Dastuurka
Muqdisho, Soomaaliya – Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maalinka barri ah oo Arbaca ah umadlan ansixinta dhameystirka waxkabadalka dastuurka, gaar ahaan cutubyada 10 aad ilaa...
Federaalka
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Afur Kumaamuusay Diblomaasiyiinta Dalalka Caalamka Ee Kusugan Muqdisho
Muqdisho,Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa marti galiyay afur heersare ah kaas oo...
Federaalka
Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Bilaabay Kadoodista Cutubka Sagaalaad Ee Dastuurka, Ayadoo Xubnaha Mucaaradka Ah Kabiyo Diidsanyihiin
Muqdisho Soomaaliya  - Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee wadajirka...
Wararka Gudaha
Xiisad Siyaasadeed Oo Ka Dhex-qaraxdey Maamulka BuurHakaba iyo Laftagareen
MUQDISHO - Xiisad siyaasadeed oo laga cabsi qabo in ay isku rogto dagaal hubeysan ayaa ka qaraxdey Buurhakaba kaddib markii maamulka, saraakiisha ciidanka, odaayasha...
Federaalka
Wadahadalo Xasaasi Ah Oo U Bilowday Dowladda Soomaaliya iyo Mucaaradka
MUQDISHO, Soomaaliya - Hogaanka Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo murashaxiinta mucaaradka ee madaxtinimada doorashadda 2026 ayaa maanta magaaladda Muqdisho waxa ay ku yeesheen...
DIBADDA
Soomaaliya oo Dooneysa Khad Toos ah oo Maraakiib ah oo ay la Yeelato Turkiga
Muqdisho, Soomaaliya | Wasiirka dekedaha Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay Khamiista todobaadkii hore  in la samaynta marinnada maraakiibta tooska ah ee...
Federaalka
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Addis Ababa, Halkaas Oo Lagu Wado Inuu Kafurmo Shir Madaxeedka Midowga Afrika
Addis Ababa, Ethiopia ____ Â Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.
Madaxweynaha...
Federaalka
Soomaaliya oo ku guuleysatay Doorasho Taariikhi ah oo ay kaga mid noqotay Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika 2026–2028
Addis Ababa, Ethiopia | Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay inay ka mid noqoto Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (PSC) muddada 2026–2028,...

