Thursday, August 27, 2026

Federaalka

Soomaaliya oo Daara es Salam Ka Daah Furtay Deegaanka Cusub Ee Safiirka

Dar es Salam, Tanzania - Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah ka daah furtay xarunta cusub danjiraha magaalada Daaru Salaam ee...

Madaxweynaha Jubaland Oo Muqdisho Soogaaray, Iyo Wadahadalada udhexeeya Dowladda Soomaaliya Iyo Xubnaha Mucaaradka Oo Lafilayo Inay Bilowdaan

Muqdisho, Soomaaliya - Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goordhow kasoo dagay gagida diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde, imaatinka Axmed Madoobe ee...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qaahira Kulan Ku La Yeeshay Dhigiisa Masar

Qaahira, Masar - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar wada-hadallo miro dhal ah kula qaatay dhiggiisa, Cabdulfataax...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Oo kulan La Yeeshay Sii-hayaha Safiirka Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho,Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la qaatay Sii-hayaha Safiirka Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Justin...

Fadhigii Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Soo Xirmay Iyo Xildhibaanada Laga Joojiyay Kaqeybgalka Fadhiyada Oo Shir Jaraa’id Usocdo

Muqdisho, Soomaaliya – Kulankii wadajirka ahaa ee labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow soo xirmay kaa oo ay wadajir ushir gudoominayeen gudoomiye kuxigeenka...

Dagaal Kadhacay Magaalada Baydhabo Iyo Khasaaraha Oo Aan Si Rasmi Ah Loo Ogaan Karin

Baydhabo, Soomaaliya - Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo marti galisay dagaal geystay khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba, dagaalka ayaa bilowday galinkii dambe...

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Oo Xilka U kala Wareejiyay Taliyaha Cusub Iyo Taliyihii Hore

Muqdisho,Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto...

Puntland iyo Jubbaland oo war culus kasoo saaray Ciidankii Maanta Laga Celiyay Muqdisho.

Maamullada Puntland iyo Jubbaland oo warsaxaafadeedyo soo saaray ayaa si adag uga hadlay falkii maanta lagu celiyay ciidamadii ay usoo direen magaalada Muqdisho, kuwaas...