Federaalka
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Oo Kaqeybgalay Caleema saarka Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Waqooyi Bari
Laascaanood, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFederaalka SOmaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kala qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, munaasabadda caleema saarka...
Wararka Gudaha
Danjirayaal Kasocdo Dalalka Sucuudiga, Turkiga, Iyo Suudaan Oo Gaaray Magaalada Laascaanood
Laascaanood, Soomaaliya – Safiirada dalalka Sucuudiga, Suudaan iyo Turkiga ee Soomaaliya ayaa saaka gaaray magaalada Laascaanood ee dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya iyadoo maalinimadii...
Wararka Gudaha
Somaliland oo ciidamo cusub oo gaaraya ilaa iyo 6,000 askari ku soo Bandhigtay Gobolka Sool.
Somaliland ayaa sheegtay in ka badan 6,000 askari ay tababar ugu soo xirtay gobolka Sool, xilli Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu ku sugan...
DIBADDA
Sacuudi Carabiya oo wada-hadallo la leh Masar iyo Soomaaliya oo ku saabsan isbahaysi milatari.
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhow inay soo gabagabayso heshiis lagu dhisayo isbahaysi ciidan oo cusub, kaas oo ay wada galayaan Soomaaliya iyo Masar,...
Federaalka
Madaxweynaha Iyo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Oo Gaaray Laascaanood
Laascaanood, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka...
Federaalka
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qabtay Shir Jaraa’id Oo Uu Kaga Hadlay Xaalada Dalka
Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlayo xaalada dalka, gaar ahaan go’aankii...
Federaalka
Dowladda Soomaaliya Oo Baabi’isay Heshiisyadii Ay Kula Jirtay UAE
Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa meesha kasaartay heshiisyo dhowr ah oo ay kula jirtay dowlada Imaaraatka Carabta, kadib markii dowlada Soomaaliya ay...
Federaalka
Shiinaha oo Casuumaad u Fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya.
Dowladda Shiinaha ayaa casuumaad rasmi ah u fidisay Madaxweynaha Soomaaliya, si uu booqasho ugu tego dalkaas, iyada oo sidoo kale tilmaamtay inay garab taagan...

