Wararka Gudaha
Federaalka
Masar iyo Soomaaliya oo isla-sameynaya dhoolatus ciidan wadajir ah
MUQDISHO - Masar iyo Somalia ayaa dhoolatus ciidan oo wada jir ah qaban doona Geeska Afrika, sida ay saraakiisha amaanka u sheegeen. The NationalNews.
"Dhoolatusku...
Federaalka
Doorasho madaxwayne oo kaliya saddex murashax loo ogolaaday
MUQDISHO - Guddiga doorashada Tunisia ayaa kaliya saddex musharrax madaxwayne u ogolaaday doorashada madaxtinimo ee dhici doonta bisha soo socota.
Dadka la ansixiyay waxaa ka...
Federaalka
Qaraxyo khasaaro geystay oo ka dhacay BeledXaawo
MUQDISHO - Labo qarax ayaa saaka ka dhacay magaalada BeledXaawo ee gobolka Gedo oo hoostaga maamulka Jubaland.
Ugu yaraan sagaal ruux ayaa ku dhaawacmay qaraxyaddan...
Federaalka
Bangiyada iyo Shirkadaha Isgaarsiinta oo beeniyay warar laga faafiyay
MUQDISHO -Â Bangiyada iyo Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in aanay jirin cid ay kula shirkoobeen ama ay faa'iido-wadaag kula noqdeen, ama ay hadda kula...
Federaalka
Suuqa ugu weyn duleedka magaalada Muqdisho oo gubtay
MUQDISHO - Waxaa Saacado badan gubtay Suuqa weyn ee Xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee Degmada Garasbaaleey ee Gobolkaan Banaadir.
Suuqaan ayaa la wariyay in dhammaantii...
Federaalka
Jabuuti oo dalbatay in ay xaliso khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.
MUQDISHO - Wasiirka arrimaha dibada ee Jabuuti oo wareysi siiyay BBC ayaa sheegay in uu dalkiisu siinayo Itoobiya, deked ay 100% maamulkeeda leedahay Itoobiya,...
Wararka Gudaha
Midowga Yurub oo cunaqabateyn saaraayo qaar kamid ah Wasiiradda maamulka Isra’iil
New York - Midowga Yurub ayaa ka baaraandegaya qorshe la doonayo in cunaqabateyn lagu saaro wasiirro katirsan maamulka Israa’iil, kuwaa oo lagu eedeenayo in...
Federaalka
Wasiirka Difaaca Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay In Ciidanka Xoogga Dalka Loo Diyaariyay Ka Hortagga Cadawga Gudaha Iyo Dibadda
Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada xoogga dalka ay si buuxda ugu diyaar garoobeen sidii ay...

