Thursday, August 27, 2026

Wararka Gudaha

    Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Oo Kaqeybgalay Caleema saarka Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Waqooyi Bari

    Laascaanood, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFederaalka SOmaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kala qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, munaasabadda caleema saarka...

    Danjirayaal Kasocdo Dalalka Sucuudiga, Turkiga, Iyo Suudaan Oo Gaaray Magaalada Laascaanood

    Laascaanood, Soomaaliya – Safiirada dalalka Sucuudiga, Suudaan iyo Turkiga ee Soomaaliya ayaa saaka gaaray magaalada Laascaanood ee dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya iyadoo maalinimadii...

    Somaliland oo ciidamo cusub oo gaaraya ilaa iyo 6,000 askari ku soo Bandhigtay Gobolka Sool.

    Somaliland ayaa sheegtay in ka badan 6,000 askari ay tababar ugu soo xirtay gobolka Sool, xilli Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu ku sugan...

    Shiinaha oo Casuumaad u Fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya.

    Dowladda Shiinaha ayaa casuumaad rasmi ah u fidisay Madaxweynaha Soomaaliya, si uu booqasho ugu tego dalkaas, iyada oo sidoo kale tilmaamtay inay garab taagan...

    Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Dhuusamareeb

    Dhuusamareeb, Galmudug:- Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa...

    Banaanbaxyo Lagaga Soo Hor Jeedo Aqoonsiga Isra’il Ee Maamulka Somaliland Oo kadhacay Gobolo Katirsan Soomaaliya.

    Muqdisho, Soomaaliya-  Banaanbaxyo lagu diidanyahay aqoonsiga Isra’il ay ku aqoonsatay qayb kamid ah Soomaaliya ayaa dhaliyay caro ay muujiyeen shacabka Soomaaliyeed ee kudhaqan gobolada...

    Netanyahu Oo ku Dhawaaqay Inuu Aqoonsaday Somaliland

    Telaviv Isra’il- Xafiiska ra’iisulwasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu ayaa qoraal uu soo saaray kusheegay in Isra’il ay dal u’aqoonsatay maamulka Somaliland. Muuqaal kooban oo laga siidaayay...

    Saameynta Deyn-cafiska Soomaaliya iyo Gogol-xaarka in deymo cusub la qaato

    Waxaa qoray: Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Dadaalo inta badan soo bilowday 2016 ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa dowlado iyo hay’ado caalami ah waxay baadi goob...