JUBBALAND
Alshabaab oo dagaalamayaal badan looga dilay & hub looga furtay dagaal ka dhacay Buulo Xaaji
Buulo Xaaji - Dagaallamayaal katirsan kooxda Al Shabaab ayaa saakay aroortii hore weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday fariisimo ciidanka xoogga iyo kuwa daraawiishta...
JUBBALAND
Maxkamadda ciidamada Jubbaland oo dil toogasho ku fulisay shan nin oo katirsanaayeen Al-shabaab
Kismaayo - Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo lagu helay in ay ka tirsanaayeen...
JUBBALAND
Magaalada Kismaayo oo laga hirgaliyay waddooyin cusub kuwaas oo leh caalamado aqoosi sida Mombasa oo kale
Kismaayo - Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa muddooyinkii lasoo dhaafay aad looga dareemay isbadal dhinaca amniga, iyo sidoo kale mid...
JUBBALAND
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland oo saakey howlgalo kawada degaannada Xagar & Afmadow
Jubbada Hoose - Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa saaka oo Arbaco ah howlgal dib u xoreyn ah ka wada deegaannada Harboole...
JUBBALAND
Kumaandooska Danab iyo kuwa Jubbaland oo howlgalo ka sameeyay deegaanka Kaamjaroon
Kismaayo - c88dCiidamada Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa howlgal dhowr jiho ah ku qaaday deegaanka Kaamjaroon ee gobolka Jubbada...
JUBBALAND
Baarlamaanka Jubbaland oo maanta gaaray go’aano waxtar uleh Axmed Madoobe
Kismaayo - Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland oo muddoiyinkii lasoo dhaafay fasax ku maqnaa ayaa maanta yeeshay kulan xasaasi ah ay ku gaareen go’aannno loogu...
JUBBALAND
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo fara badan kadejisay magaalada Kismaayo + Ujeedkooda
Kismaayo - Waxaa shalay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo gaaray diyaarado magaalada Muqdisho ka qaaday ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya, kuwaa oo tababaro kala duwan...
JUBBALAND
Maareeyaha hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangalinta Qaranka Cabdiwali Cali Cabdulle Timacadde oo Kismaayo lagu soo dhaweeyay
Kismaayo - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Maareeyaha hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangalinta Qaranka Cabdiwali Cali Cabdulle Timacadde oo howlo...

