Federaalka
Qof ku geeriyoodey biriq ku dhacdey degan hoostaga Buur-Hakaba
BUUR-HAKABA - Ugu yaraan hal qof ayaa lagu waramay in u uku geeriyoodey kadib markii biriq ay ku dhacdey degaanka Korow-ay-Dhuubey oo hoostaga Degmada...
Federaalka
Baydhabo oo lagu toogtay todoba qof muddo saddex maalmood gudaheeda
BAYDHABO, Koonfur Galbeed - Seddaxdii maalin ee lasoo dhaafay waxaa tiirka cadaalada Baydhabo lagu toogtay ilaa 7-nin oo lagu helay in ay horey u...
Federaalka
UN-ka oo digniin kasoo saarey muddo kororsiga Koonfur Galbeed iyo Jubaland
MUQDISHO, Soomaaliya - Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa waxa ay ka digtey in muddo kororsi laga sameeyo Koonfur Galbeed iyo Jubaland...
Federaalka
Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu soo dhaweeyay Xudur
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Madaxweynaha heshiiska ku jooga...
Federaalka
Madasha MAANSHIIL oo go’aan culus kasoo saartey xaalka KGS
MUQDISHO, Soomaaliya - Madasha Isbedel doonka Koonfur Galbeed ee loo yaqaano MAANSHIIL ayaa go’aan culus soo saartey kuna sheegtey mowqifkooda ku aadan Fulinta heshiiskii...
Federaalka
Khasaaro ka dhashay madafac ku dhacay guri uu dagan yahay Xildhibaan
MUQDISHO, Soomaaliya - Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay labo kalana way ku dhaawacmeen hoobiye ku habsadey guri ku yaalla xaafada Dabaqeynka, degmada...
Federaalka
Isbedel-doonka Koonfur Galbeed oo shir gaar ah la yeeshay safaarada Itoobiya
MUQDISHO, Soomaaliya - Xubnaha isbedel doonka Koonfur Galbeed ayaa magaaladda Muqdisho waxa ay kula kulmeen Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Muktar Mohamed.
Shirkan ayaa looga...
Federaalka
Taliska Laftagareen oo amar qalafsan siiyey ciidamo uu geeyay garoonka Baydhabo
MUQDISHO, Soomaaliya - Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ciidamo dheeri ah geeyay garoonka Baydhabo kahor safarka xubnaha isbadal doonka.
Askarta lagu kordhiyey ciidankii horey u joogay...

