Friday, August 28, 2026

Koonfur Galbeed

Al-Shabaab oo fasaxdey gaadiid ay u diidey in ay galaan Baydhabo

BAYDHABO, Koonfur Galbeed - Al-Shabaab ayaa fasaxday qaar kamid ah gaadiidkii ay u diidayeen in ay galaan magaalada Baydhabo, sidda ay sheegtay warbaahinta dowladda...

Saddex arrimood oo sabab u ah go’doonka Al-Shabaab ee degaanada Koonfur Galbeed

BAYDHABO, Koonfur Galbeed - In ka badan tobban sano, magaalooyin ka tirsan dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed ayaa u go’doonsan amar ay soo...

Sicir-barar ka dhashay xayiraad ay Al-Shabaab kusoo rogtey Baydhabo

BAYDHABO, Koonfur Galbeed - Dagaalameyaasha Al-Shabaab ayaa lagu waramay in ay go’doon geliyeen caasimada ku meelgaarka maamulka Koonfur Galbeed ee Baydhabo. Illo dhanka amniga ah...

Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay degaanka Bariire

MUQDISHO, Soomaaliya - Ugu yaraan 5 qof ayaa geeriyootay halka 21 kalane ay dhaawacmeen kadib qaraxyo gelinkii dambe shalay ka dhacay degaanka Bariire ee...

Meydka guddoomiyihii la dilay ee Wanlaweyn oo laga qaadayo Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Meydka alle ha u naxariistee, guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshadda degmada Wanlaweyn ayaa lagu waddaa in maanta laga duuliyo caasimada Soomaaliya...

Gudoomiye ku xigeenkii arimaha bulshada Wanlaweyn oo la dilay

WANLAWEYN, Koonfur Galbeed - Gudoomiyihii arimaha bulshada degmadda Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, Haashim Maxamed Shareere ayaa lagu waramay in kooxo hubeysan ay ku...

Faahfaahin kasoo baxeysa dagaal ka dhacay gobolka Bakool

BAYDHABO, Koonfur Galbeed - Faah faahino dheerad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal xooganaa oo degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ku dhexmaray...

Dowlada soomaaliya oo ku dhawaaqday in Al-shabaab laga saaray magaalada xarar dheere 15sano kadib.

Stay focused and remember we design the best WordPress News and Magazine Themes. It’s the ones closest to you that want to see you...