Wednesday, August 26, 2026

DIBADDA

Wasaaradda Difaaca Turkiga Oo Ka Hadashay Duqeyntii Israel Ee Saldhiga Ciidanka Cirka Syria

Ankara, Turkey – Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa Khamiista maanta ah sheegtay inaanu jirin wafti ka dagayay ama ku sugnaa saldhiga ciidanka cirka Syria ee...

Turkiga Oo Ballanqaaday Inuu Difaacayo Madaxbannaanida Suuriya

Ankara, Turkiga - Turkiga ayaa Khamiistii ballanqaaday inuu difaaci doono madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee Suuriya, kadib markii Israa’iil ay duqeyn ku qaaday garoonka...

Somaliland Cabinet Seeks to Head Off Fuel Shortages as Prices Rise

HARGEISA, Somaliland — Somaliland’s cabinet on Wednesday focused on rising petrol prices, public financial reforms and electricity shortages in the port city of Berbera,...

Trump Oo Sheegay In Wada-hadaladii Iran La Joojiyay

Washington, US - Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in aysan jirin wax wada-hadal ah oo socda ama la qorsheeyay oo u dhexeeya Mareykanka iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Oo Wadahadal Taleefan La Yeeshay Dhigiisa Syria Iyo Qatar

Ankara, Turkey – Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa wadahadal gaar gaar ah oo dhanka taleefanka ah la yeeshay dhigiisa dalalka Syria iyo...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Iran Oo Booqanaya Iraq Arbacada Barrito Ah

Baghdad, Iraq – Gudoomiyaha baarlamaanka Iran Mohammad Bagher Qalibaf ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku tago dalka Iraq Arbacada barrito ah si uu ugala...

Wasiirka arrimaha Dibadda Shiinaha Oo Booqanaya Kuuriyada Koonfureed

Seoul, South Korea – Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha ayaa booqasho ku tagaya Koonfurta Kuuriya todobaadkan, booqashadan oo la filayo in diiradda lagu saaro xoojinta...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Magaaladda Gaalkacyo

Gaalkacyo, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug booqasho qeyb ka aheyd safar uu ku marayay qaar...