Wararka Dibadda
Daacish oo sheegatay mas’uuliyada weerarkii lagu qaaday Masjidka Shiicada ee dalka Cumaan
Muscat - Kooxda Daacish ayaa sheegatay masuuliyadda weerar dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo lagu qaaday masaajid ay Shiicada leedahay oo kuyaalla...
Wararka Dibadda
Xildhibaan katirsan Senetarada Mareykanka eedeymo musuq-maasuq oo lagu soo oogay Talaadadii
New York - Xildhibaan ka tirsan aqalka Sentarada ee Maraykanka, Senator Bob Menendez ayaa lagu helay dhammaan eedaymo musuqmaasuq oo lagu soo oogay Talaadadii,...
Wararka Dibadda
Ugu yaraan afar qof ayaa lagu toogtay dhowr kalana waa lagu dhaawacy Masjidka shiicada ee dalka Pakistani
Pakistan - Ugu yaraan afar Pakistani ah ayaa lagu dilay, 30 kalena waa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday meel u dhow Masaajid Shiicada leeyihiin...
Wararka Dibadda
Madaxweyne Ruto oo sheegay dadka ka dambeeya dibadbaxyada ka socdo Kenya
Nairobi - Dalka Kenya qeybo kamid ah waxaa maanta ka socda dibadbaxyo ka dhan ah dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne William Ruto , waxaana meelaha...
Wararka Dibadda
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya oo ka hadlay wada-shaqeynta muddada dheer ee WFP.
Italy - Horumarka la taaban karo ee ku aaddan maaraynta musiibooyinka iyo gargaarka bini’aadantinimo ee Soomaaliya ayaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud...
Wararka Dibadda
Ganacsade si weyn looga yaqaanay dalka Koonfur Africa oo kooxo hubeysan afduubteen
Koonfur Africa - Kooxo ku hubeysanaa bistoolado oon wali heybtooda la garan ayaa maalintii Sabtida aheyd ka afduubtay magaalada King William’s Town ee dalka...
Wararka Dibadda
Gudaha magaalada Gaza oo laga helay meydad fara badan & Isra’iil oo isaga baxday xafado badan oo katirsan Gaza
Gaza - Ciidamada Yahuuda Isra’il ayaa duullaan culus oo dhaliyay khasaarooyin badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ku qaaday xaafado katirsan magaalada Gaza,...
Wararka Dibadda
Milatariga Isra’iil oo warqado digniino kuqoran yihiin ku daadiyay gudaha magaalada Gaza
Gaza - Ciidamada milatariga Isra’il ayaa warqado digniino ah ku daadiyay magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxa ayna milatariga ku amrayeen dadka degan qeybo...

