Wararka Dibadda
Maxkamad kutaala dalka Ruushka oo amartay in lasoo xiro xaaskii hoggaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexei Navalny
Moscow - Dowladda Ruushka ayaa dooneysa in lasoo xiro xaaskii uu ka geeriyooday hoggaamiyihii ugu weynaa mucaardaka Ruushka, Alexei Navalny , hoggaamiyahan oo nafta...
Wararka Dibadda
Dowladda Mareykanka oo sheegtay in hubkeeda ugu culus ey geeneyso Jarmalka si looga hortago khatarta sii kor dheysa ee Ruushka
New York - Dowladaha Mareykanka iyo Jarmalka ayaa Arbacadi shalay si wada jir ah ugu dhawaaqay, in Mareykanka uu sannadka 2026-ka billaabayo inuu Jarmalka...
Wararka Dibadda
Xaalad cabsi ah ayaa lasoo daristay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u kala safra dalalka Kenya iyo Uganda
Nairobi - Xaalad cabsi ah ayaa lasoo daristay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u kala safra dalalka Kenya iyo Uganda, kaddib markii weerar khasaaro dhimasho iyo...
Wararka Dibadda
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Dr Maxamed Xaamud oo ku geeriyooday dalka Australia
Australia - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha ha u naxriistee Dr. Maxamed Cali Xaamud...
Wararka Dibadda
Jacfar Bedru”Itoobiya waxay qayb ka tahay Badda Cas, waxayna si istiraatijiyadeed ku tiirsan tahay marinkan muhiimka ah ee ganacsiga adduunka”
Addis Ababa - Itoobiya ayaa sheegtay cid kasta oo ka hor timaada doonistooda badda cas inay u arkayaan, arrin khatar ku ah amniga qaranka,...
Wararka Dibadda
Wasiir Aaden Ducaale oo difaacay nin soomaali ah oo bistoolad isku difaacay kadib markii banaanbaxayaal soo weerareen
Nairobi - Warbaahinta dalka Kenya ayaa si weyn u hadal heysay muuqaal laga duubay nin Soomaali ah oo rasaas ku furay dad dhigayay dibadbax,...
Wararka Dibadda
Doorashadii ku celiska eheed ee dalka Iran oo uu ku guuleystay Siyaasi aam saameyn badan ku leheen siyaasada Iran
Tehran - Nin qunyar-socod ah oon saameyn badan ku laheyn siyaasadda dalka Iran ayaa shalay oo Jimco aheyd ku guuleestay doorashadii ku celiska aheyd...
Wararka Dibadda
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo maanta lakulmay Maxamed Shiyaac
Baqdaad (KAAB TV) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Ciraaq, Mudane Maxamed...

