Friday, October 23, 2026

Wararka Dibadda

Doorashada madaxweynaha dalka Iran oo lagu kala bixi waayay & labo musharax oo isugu soo hartay

Tehran - Dalka Iran waxaa Jimcihii ka dhacday doorasho xiisad iyo xamaasad badan oo loogu tartamayay xilka Madaxweynaha dalka Iran, kaddib geeridii ku timid...

Biden iyo Trump oo ay dhexmartay doog adag iyo Biden oo looga guleystay doodaasi

New York  - Dooddii ugu horreysay ee telefishin laga sii daayo sanadkaan ee dhexmartay madaxweynaha hadda Joe Biden iyo madaxweynihii hore Donald Trump, ayaa...

Itoobiya oo sheegtay in eedeynta Soomaaliya ee ah in askarta Itoobiya ay ka soo gudbeen xadka Soomaaliya ay tahay

Addis Ababa - Itoobiya ayaa sheegtay in eedeynta Soomaaliya ee ah in askarta Itoobiya ay ka soo gudbeen xadka Soomaaliya ay tahay “mid aan...

Shacabka reer Iran oo saaka udareeray gobaha cod bixinta madaxweynaha cusub ee dalkaasi

Tehran - Dadka reer Iran ayaa u dareeray goobaha codbixinta doorashada degdega ah kadib markii si lama filaan ah uu ku dhintay madaxweynihii hore...

Afgambi ka dhacay Bolivia iyo madaxweynaha dalkaasi oo xabsiga loo taxaabay

Bolivia - Madaxweynaha Bolivia, Luis Arce ayaa lagu soo warramayaa in ay xabsiga u taxaabeen cutubyo ka tirsan ciidanka Bolivia kuwaasoo galay xarunta Madaxtooyadda...

Aas-aasaha website-ka Wikileaks Julian Assange oo xuriyadiisa dib uhelay isagoona dib ugu laabtay dalkiisa

London - Aas-aasaha website-ka WikiLeaks Julian Assange ayaa Arbacadi shalay gaaray dalka uu kasoo jeedo ee Australia isaga oo xor ah, kaddib marki lagu...

Madaxweyne kuxigeenka Kenya oo eedeyn u jeediyay Taliye Nuurdiin Xaaji is casilaadna ugu baaqay

Nairobi - Dalka Kenya waxaa Talaadadii ka dhacay dibadbaxyo waa weyn oo sababay dhimashada dad aad u badan, waxaa sidoo kale jira boob xooggan...

Mareykanka oo ka hadlay go’aankii uu qaatay madaxweynaha dalka Kenya William Ruto

New York - Dalka Kenya ayaa galay khalalaase, kaddib markii Talaadadii dalkaasi qeybo badan oo kamid ah uu ka dhacay dibadbaxyo rabshado watay, kaa...