Home DIBADDA Murashax madaxwayne oo lagu dilay goob fagaare ah

Murashax madaxwayne oo lagu dilay goob fagaare ah

0

WASHINGTON, USA – Musharaxa doorashada madaxtinimada ee soo socda ee Ecuador, Fernando Villavicencio, ayaa lagu dilay xaflad olole Arbacadii.

Hogaamiyaha xilka hays Guillermo Lasso ayaa dilka ku xaqiijiyay baraha bulshada, isagoo wacad ku maray in falkan aanu noqon doonin ciqaab la’aan.

Villavicencio ayaa lagu toogtay isku soo bax siyaasadeed oo ka dhacay iskuul ku yaal waqooyiga caasimadda Quito.

Toogashada ayaa timid 10 maalmood ka hor inta aan la gaarin wareega koowaad ee doorashada madaxweynaha oo lagu wado in ay dhacdo 20-ka Agoosto.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version