DIBADDA
Pakistan oo lagu eedeeyay in ay duqeysay caasimada Afqanistan ee Kabul
Kabul:Afgaanistaan-Wasaaradda Difaaca ee Afgaanistaan ​​ayaa Pakistan ku eedeysay in ay ku soo xadgudubtay hawadeeda, islamarkaana ay duqeymo cirka ah ka geysatay labo goob oo ay ku jirto Kabul.
War qoraal...
Wararka Dibadda
Doon Bariis iyo Sokor usoo waday Soomaaliya oo ku gudubatay dalka Hindiya
NEW DELHI, Hindiya - Doon nooca xamuulka qaada oo kusoo wajahneyd Soomaaliya ayaa waxaa qabsaday dab xilli ay maraysay magaaladda Porbandar Subhashnagar Jetty gobolka Gujarat...
Wararka Dibadda
Maxay UK ka tiri carqaladeynta qaranimada Falastiin?
LONDON, UK - Dowladda Ingiriiska ayaa uga digtey Isra’il in ay qaaddo wax tillaabo ah oo ay uga aargudaneyso Falastiin, ka dib aqoonsigii ay...
Wararka Dibadda
Xiisada dowladda Soomaaliya iyo Jubaland oo dagaal toos ah isku badashay
MUQDISHO -Â Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Jubaland ayaa saaka aroortii ku dagaalameyaal degaanka Marnaani oo 30 KM u jirta Magaalada Raaskambooni.
Labada dhinac ayaa guulo...
Wararka Dibadda
Duqa magaalada Johannesburg ee Koonfur Africa oo raali galin ka bixiyay hadal uu jeediyay oo caro badan dhaliyay
Johannesburg - Duqa Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika Dada Morero, ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay hadal uu jeediyay uu ku dalbaday in ciidanka...
DIBADDA
Gaari ay leedahay WFP oo ay lasocdeen qaar kamid ah shaqaaleheeda oo rasaas lagu furay
Gaza - Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa sheegtay in hay’addeeda bini’aadantinimo ay si ku meel gaar ah u joojinayso isu socodka Marinka Qaza,...
Wararka Dibadda
Dowladda Australia oo dowladda Iran ku eedeysay in ay Faragalin ku heyso dalkeeda iyada & dalal kale
Australia - Madaxa sirdoonka ee Australia ayaa Axadii ku eedeeyay qaar ka mid ah wadamada ay saxiibka dhow yihiin in ay wadaan hawlgalo faragalin...
Wararka Dibadda
Boliiska dalka UK oo gacanta kusoo dhigay raggii ka dambeeyay dibadbaxyadii ka dhacay dalkaasi
London - Dalka Britain qeybo kamid ah maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka socday dibadbaxyo rabshado watay oo ay dhigayeen kooxo cunsuriyiin ah, kuwaa oo...
Wararka Dibadda
Milatariga dalka Sudan oo sheegay in ay doonayaan in Madaxtooyo cusub ka dhigtaan magaalada Omdurman
Khartuum - Ciidamada milatariga dalka Sudan oo uu hoggaamiyo General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa bilaabay howlgal cusub ay ku doonayaan in ay kula wareegaan...
Wararka Dibadda
Wiil ganacsade ah oo lagu dilay dalka Koonfur Africa iyo faahfaahino kala duwan oo kasoo baxay dilkiisa
Cape Town - Kooxo burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa xalay deegaanka Gugutethu oo hoostaga magaalada Cape Town ee dalka Koonfur...
Wararka Dibadda
Dowladda Itbooiya oo safiir cusub usoo magacowday magaalada Hargeysa
Addis Ababa - Dowladda Itoobiya ayaa wakiil sida safiir u shaqeenaya u magacawday in uu u fadhiisto magaalada Hargeysa , si uu uga shaqeeyo...

