Home PUNTLAND Deni oo sheegay in uu diyaar u yahay ka qeyb galka shir...

Deni oo sheegay in uu diyaar u yahay ka qeyb galka shir looga hadlayo xaaladda dalka.

0

Madaxweynaha Mamaulka Puntland Saciid Cbadullahai DEni oo jeediyay Khudbad uu kaga hadlayay xaaladaha guudahana dalka ayaa sheegay in mamaulkiisu diyaar u yahay ka qayb galka fagaarayaasha looga hadlayo xaaladaha siyaasadeed ee dalka si gaar ah hadii madaxweynaha dowladda federaalka uu qabto shirkii mucaaradku ku baaqeen.

Deni ayaa intaa ku daray in dalku uu marayo meel halis ah isla markaana midnimo lagu raadinayo aflagaado aysan midnimo ahayn.

Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland ayaa sheegay in mamaulkiisu aanu gorgortan ka geli doonin midinimada iyo wadajirka Puntland.

Hadalladan ayuu jeediyay xalay, xili uu la hadlayay dhalinyarada Punland.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version