Home DIBADDA Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran (IRGC) oo weerar ku qaaday 80 Xero ciidan...

Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran (IRGC) oo weerar ku qaaday 80 Xero ciidan Oo ku Yaala Israel

0

Tel aviv, Israel – Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran (IRGC) ayaa maanta weerar ku qaaday Waqooyiga esrael, sawaarikh ayaa bartilmaameedsaday dhowr meel oo kamid ah caasimada Tell-aviv , iyo qeybo ka mid ah bariga iyo Waqooyga Esrael.

Sawaariikhda ayaa ahaa nooca  lagu magcaabo “Qadar”, sawariikhda noocan ayaa ah “Multiple warhead” oo burbur iyo saameyn weyn ku yeeshaan meelaha ay ku dhacaan sida ay warbaahintu sheegtay.

Weerarkaan ayaa Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ku guulayasatay kadib markii ee burburiyeen raadaarada difaaca Mareykanka ee “Thaad” oo halkaasi ku sugnaa, taasi ayaa ku caawisay in ay sawaarikhda meeshii laga rabay gaaraan.

Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa la filaaya in ay weerarka sii xoojiyaan, taasi waxaa cadeynayso in ay Ciidamada Cirka ee Esrael iyo Mareykanka inay wali  ilaalinayaan Nidaamyada Gantaallada ee iran siday iyagu sheegeen.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version