Home DIBADDA Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Oo Doha Kula Kulmay Dhigiisa Qatar

Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Oo Doha Kula Kulmay Dhigiisa Qatar

0

Doha, Qatar – Wasiirka arrimaha dibadda dalka Turkiga Hakan Fidan ayaa magaaladda Doha ee caasimadda dalka Qatar kula kulmay dhigiisa ahna ra’iisulwasaaraha dalkaas Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani.

Sida lagu daabacay mareegta wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ee barta NSosyal ee laga leeyahay isla Turkiga, Hakan Fidan ayaa Doha kula kulmay dhigiisa Sheikh Mohammed Al Thani iyadoo lagu wado in halkaas labada masuul ku yeeshaan kulamo diblomaasiyadeed oo taxane ah.

Dhanka kale warbixin dhaafsiisan lagama helin kulanka labada masuul ku dhexmaray Doha.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version