Editor's Picks
Loolanka Loogu Jiro Hanashada Kursiga Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Sii Xoogeystay
Muqdisho - Loolanka u dhexeeya mudanayaasha u tartamaya kursiga gudoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sii xoogeystay xilli maalinimadii shalay uu si rasmi ah u furmay kalfadhiga 8...
Editor's Picks
Maraakiibta Dagaalka Turkiga Oo Howlgalo Ka Wada Xeebaha Soomaaliya
SOOMAALIYA - Maraakiibta ciidamadda badda Turkiga ayaa sii wada inay ilaaliyaan markab kuwa shidaalka qoda ah oo ka howlgala Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda...
Editor's Picks
Caleema Saarka Hogaamiyaha Koonfurgalbeed Oo Ka Socota Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Magaaladda Baydhabo ee caasimadda kumeelgaarka Koonfurgalbeed ayaa waxaa ka socdo munaasabad lagu caleema saarayo hogaamiyaha cusub ee maamulka Sheekh Aadan Maxamed...
Editor's Picks
Soomaaliya Oo U Dabaal Dagtay Sanadguuradda Lix Iyo Lixdanaad Ee Kasoo Wareegtay Midowgii Koonfurta Iyo Waqooyiga
MUQDISHO, SOOMAALIYA – Munaasabadda sanad guurada 66 aad ee kasoo wareegtay xornimadii gobolada Koonfureed iyo midowgii labada gobol ee Waqooyiga iyo Koonfurta Soomaaliya oo...
Editor's Picks
Somalia’s South West State elects Aadan Madobe as new president
BAIDOA- Somalia’s House of the People Speaker, Aadan Mohamed Nur (Aadan Madobe), has been elected president of South West State after securing an overwhelming...
Editor's Picks
Koonfurgalbeed Oo Hogaamiye Cusub U Dooratay Aadan Madoobe
Baydhabo, Soomaaliya – Doorashada hogaamiyaha maamulka Koonfurgalbeed oo maanta ka qabsoontay madaxtooyada magaaladda Baydhabo, doorashadaan oo aheyd mid si weyn isha loogu hayay ayaa...
Editor's Picks
Loolanka Doorashada Koonfurgalbeed Oo Maraya Meel Xasaasi Ah
Baydhabo, Soomaaliya – Waxaa maalinka barri ah loo madlanyahay qabsoomida doorashada madaxweynaha maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya.
Doorashadaan oo ah mid ay ku loolamayaan saddex murashax ayaa...
Editor's Picks
Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Siyaasadeed Ee Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Dalalka Soomaaliya ka taageera dhaqaalaha oo ay ugu horeeyaan midowga Yurub ayaa soo saaray bayaan wadajir ah kaas oo ay walaac...
Editor's Picks
Mucaaradka Oo Markale Ku Baaqay Banaanbax Balaaran Oo Ka Dhan Ah Xukuumadda Madaxweynaha Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Qaar katirsan xubnaha kasoo horjeeda xukunka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta kulanka degdeg ah ku yeeshay magaaladda Muqdisho ayaa markale...
Editor's Picks
Banaanbax Ay Dhigeen Mucaaradka Xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Galinkii Dambe Qabsoomay
Muqdisho, Soomaaliya – Banaanbax ay soo abaabuleen xubnaha mucaaradka ah ee ku mideysan golaha Mustaqbalka ayaa galinkiidambe ee galabta kadhacay qeyb kamid ah magaaladda...
Editor's Picks
Mucaaradka Soomaaliya Oo Maalinkii Labaad Uu Shir Uga Socdo Muqdisho Iyo Siyaasiyiin Horleh Oo Kusoo Biiray
MUQDISHO – Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa maalinkii labaad Muqdisho kula shirsan qeybaha kala duwan ee bulshada, maalinimadii shalay oo uu furmay masuuliyiinta...

