Thursday, August 27, 2026

Federaalka

Puntland oo shacabkeeda uga digtay qaadashada Kaarka NIRA.

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mudane Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka falceliyay hadal maanta kasoo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh oo...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Soo Xiray Shirwaynaha 2 aad Ee Aqoonsiga Qaranka

Muqdisho Soomaaliya- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Labaad ee Aqoonsiga Qaranka (SNIDC2025), oo muddo laba maalmood ah...

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo xiray shirwaynaha 1 aad ee bahda Cadaaladda Soomaaliya

Muqdisho Soomaaliya- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Bahda Cadaaladda Soomaaliya oo lagu soo bandhigay qorshayaasha...

Madaxweynaha Soomaliya oo qaabilay Garsoore Cumar Cartan oo ku guuleystay Garsooraha ugu fiican Afrika.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Garsooraha ugu fiican Afrika ee sanadkaan 2025, Cumar Cabdulqaadir Cartan, waxa uu uga...

Shirweynaha Bahda Cadaalada Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Muqdisho,:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka, oo looga hadlayo horumarinta sharciga, isla...

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar.

Soomaliya,Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar oo ka dhacday Garoonka Ciyaaraha Stadium...

LABADA AQAL EE BJFS OO ANSIXIYEY XISAAB-XIRKA MIISAANIYADII 2024.

Muqdisho, Soomaaliya 22, Nofeembar, 2025: Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa lixaad ee...

Kulanka Golaha Wasiirrada oo Lagu Ansixiyay Shuruuc Iyo Heshiisyo Muhiim U’Ah Dalka

Muqdisho Soomaaliya - Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa iyagoo ansixiyay heshiisyo ay kamid yihiin; 1.⁠ ⁠Heshiis Is afgarad...