Friday, August 28, 2026

Federaalka

Madaxda DFS oo ka qeyb galaysa xuska 25-sano guuradii Shirkii Dib u Heshiisiinta Carta ee dalka Jabuuti.

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda iyo masuuloyiin kale ayaa maanta ka qeyb galaya munaasabad ballaaran oo lagu xusayo dadaalkii dowladda...

Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus ee Puntland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kala diray Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo kuwa Culus ee Maamulka Puntland. Sida lagu sheegay qoraalka...

Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania iyo Congo oo Kulan La Qaatay Madaxda Gobolka Haut Katanga iyo Lubumbashi.

Danjirah JFS uqaabilsan dalalka Tanzania iyo Congo Mudane Ilyas Cali Xasan, oo ay wehliyaan Masuuliyiin kasocta Safaarada iyo qaar kamid ah Madaxda Jaaliyada reer...

Ethiopia iyo Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijiyay Dadaalkooda Ku Aaddan Nabadda Gobolka Geeska Afrika.

Dalalka Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa mar kale xaqiijiyay go’aankooda ku aaddan xoojinta nabadda iyo xasilloonida gobolka Geeska Afrika, xilli lagu guda jiro Shirka Heerka...

Turkiga oo martigalinaya wajiga labaad ee wadahadalada Pakistan iyo Afghanistan

Islamabad Pakistan:- Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan Tahir Hussain And­ra­­bi oo warfidiyeenka kulahadlay caasimadda Islamabad ayaa kawarbixiyay wadahadalada lagu wado in maalinka bari ah kabilowdaan caasimadda...

Safaaradda Soomaaliya ee Ankara oo Kala Hadashay Wasaarada Arimaha Gudaha Turkiga sharciga deegaanka jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Dalkaas.

Ankara Turkey:-Safaarada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ankara ayaa bilihii lasoo dhaafay ku mashquulsanayd xal u helitaanka sharciga daganaanshaha qaar ka mid ah jaaliyada Soomaaliyeed...

DANJIRE ILYAS CALI XASAN, OO SI WEYN LOOGU SOO DHOWEEYEY MAGALADA LUBUMBASHI EE DALKA KONGO DRC.

Lubumbashi, Kongo DRC, Octoober 23, 2025: Wafdi uu hogaaminaayey Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania iyo EAC, Mudane Ilyas Cali Xasan, ayaa si...

Guddiga Doorashooyinka oo Qaaday Tallaabo Culus.

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo weli ku howlan diyaarinta iyo qorsheynta doorashooyinka qof iyo codka ah ee la filayo inay ka dhacaan...