Friday, August 28, 2026

Federaalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta la kulmaya 3 madax goboleed Maxa ka socda Villa Somalia.

Warar ay heshay Arlaadi Media ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu kulan talo iyo wadatashi ah uga yeeray hoggaamiyeyaasha...

DAD BEERALAY AH OO LAGU LAAYAY DULEEDKA DEGMADA WANLAWEYN.

Xildhibaan Qaasime Maxamed Abuukar oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay weerar habeenimadii xalay lagu qaaday dad beeraley ah...

Wafti uu hogaaminaayo Madaxweyne Cirro oo nabadayn ugu sugan Ceerigaabo.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa gelinkii dambe ee shalay gaarey Magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Ujeedada safarka Madaxweynaha...

Hadalheynta Xayiraada Socdaalka Oo Soo Noqotay Kahor Doorashada 2026

MUQDISHO, Soomaaliya - Hadalheynta xayiraada socdaalka ee siyaasadeysan ayaa u muuqata in mar kale dib ugu soo laabatay masraxa siyaasadeed ee Soomaaliya kahor doorashada...

Axmed Madoobe Oo Xarigga Ka Jaray Xarunta Hay’adda Sirdoonka Jubaland

KISMAAYO, Jubaland - Madaxweynaha Dowladda Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Dhexe ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda...

Dowladda DRC Congo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoontey Danjire Ilyaas

Kinshasa, DRC - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Tanzania iyo EAC Ilyas Cali Xasan, nuqul ka waraaqaha aqoonsiga danjirnimo ee dalka DRC Congo waxaa...

Danjire Ilyaas Cali Xasan oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kinshasa

MUQDISHO, Soomaaliya - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Tanzania iyo Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) Ilyas Cali Xasan, ayaa maanta si...

Soomaaliya: 1,000 qof oo shaqa abuur ka helay Barnaamijka Baxnaano

MUQDISHO, Soomaaliya - Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Munaasabad Balaaran oo ay ku qalinjabinayeen ilaa 1,000 qof oo dhameystay tababarka Barnaamijka dhaqaalaha loo dhanyahay...