Friday, August 28, 2026

Federaalka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Magacaabay Xilal Cusub.

Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Maareeyaha Guud ee Arrimaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Muqdisho iyo Agaasime Ku-xigeenka Guud ee...

Jubbanland oo dacwo ka dhan ah DF Soomaaliya u gudbisay QM.

Gedo, Soomaaliya—Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo aaladda fogaan-aragga kulan kula yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee...

Taliska CXD oo digniin kasoo saaray isticmaalka agabka u gaarka ah.

Muqdisho:Soomaaliya-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa digniin adag kasoo saaray Isticmaalka Calaamadaha, Gaadiidka iyo waxyaabaha u gaarka ah in la isticmaalo, arrintaan oo dhinaca...

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Boosaaso ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Charles King.

Boosaaso :-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Charles King iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka oo...

Muddo 10 maalmood ah oo dib loo dhigay bannaanbixii lagu ballansanaa Maanta.

MUQDISHO:-Bannaanbixii mucaaradka ee lagu waday inuu ka dhaco magaalada Muqdisho maanta oo Khamiista ah ayaa mar kale dib loo dhigay,mudo 10 maaalmood ah Go’aankan ayaa...

Magaalada Baladweyn Oo Lagu Qabtay Aqoon-is-weydaarsi Muhiim ah

BELEDWAYNE, Soomaaliya - Waxaa magaalada Baladweyn lagu qabtay aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo diiradda lagu saaray kormeerka bille iyo saddex-biloodle ee mashaariicda ka socda gobolka. Aqoon-is-weydaarsigan...

Soomaaliya Oo La Wareegtay Maareynta Arrimaha Xuquuqul Insaanka

MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meel mariyey qaraar muhiim ah, oo Soomaaliya ay kula soo wareegeyso maareynta Madaxa Bannaan...